Wararka

Speaker of the Federal Parliament Congratulates Newly Elected North Eastern State Assembly Speaker

0
Mogadishu, (Wargeyska Dalka) โ€“ The Speaker of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe), has...

Justice Minister Joins Youth Forum on Security and Integration in Mogadishu

0
Mogadishu, (Wargeyska Dalka) โ€“ The Minister of Justice and Constitutional Affairs of the Federal Government of Somalia, H.E Hassan Macalin, together with the Deputy...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hambalyo u diray guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad-goboleedka Waqooyi Bari

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Mudane Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan oo xubnaha...

Madaxweynaha JFS oo Bilad Sharaf ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta XFS

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Bilad sharaf hawlkarnimo ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayado Bilad sharaftaasina...

Shirka istiraatijiyadda Qaran ee Hayโ€™adda SoDMA oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii heerka qaran oo loogaga tashanayay sidii loo yagleeli lahaa istiraatijiyadda qaran ee hagi doonta geedi socodka...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Gedo

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Gedo, Mudane Cabdullaahi Cabdi Jaamac (Shimbir). Kulanka ayaa looga wada hadlay...

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaran oo goโ€™aan cusub soo saaray

0
Guddiga madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soohdimaha (GMDQS), Maanta oo ay Taairiikhdu tahay 23/08/2025, Kullan ay yeesheen Xubnaha Guddiga madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soohdimaha (GMDQS),...

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku qabtay waxyaabaha maanka dooriya

0
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa mar kale garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku qabtay daroogo ka kooban 48 jawaan oo la doonayey...

Raโ€iisulwasaaraha XFS oo hambalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad-goboleed waqooyi Bari

0
Raโ€iisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Aadan Cabdullaahi Aw-Xassan, oo maanta...