Yugaanda oo Soomaaliya u soo direysa 160 sarkaal oo Boliis ah
Mas’uuliyiinta dalka Yugaanda ayaa sheegay in bisha Disembar ee soo socota ay dalka Soomaaliya u soo diri doonaan 160 askari oo boolis ah,si ay...
MADAXWEYNE FARMAAJO “WAA MAALIN QOF KASTA OO SOOMAALIYEED UU XASUUSAN YAHAY DAREENKA MURUGADA LEH...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan Xuska Shuhadada Qaraxii 14-ka Oktoobar 2017-kii ay argagixisadu...
Wasiirka Caafimaadka JFS oo ka qayb gashay shir looga hadlayey Caafimaadka Aduunka
-WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA, AGAASIMAHA GUUD, LA TALIYEYAAL IYO MADAX KALE AYAA HANAANKA FOGAAN ARAGGA KAGA QAYBGALAYA MAALINTII 3AAD KALFADHIGA 68AAD EE (RC68 REGIONAL COMMITTEE...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo bogaadiyay qareennadii iyo khubaradii ka qeybqaatay difaaca baddeenna
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay qareennadii iyo khubaradii qeybta weyn ka qaatay difaaca baddeenna,
“Sharaf...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay saraakiil ka socday Arrimaha Dibadda Mareykanka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane,Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa kulan wadahadal ah la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee dhinaca Arrimaha Afrika,...
Weerar loo adeegsaday Qaanso iyo Fallaadho oo ka dhacay Norway
Shan qof ayaa dhimatay, laba kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo, ka dib markii nin ku hubeysnaa qaanso iyo fallaadho uu magaalada Kongsberg ee dhacda...
Xuska dhacdadii 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe (warbixin)
Waxaa nasiib darro ah in muddo shan sano ah oo ka soo wareegatay qaraxii Soobbe ee galaaftay in ku dhow dad gaaraya kun iyo...
Afar Walaalo ahaa oo ku geeriyooday Ceel biyood ay qodeen
Afar Nin oo walaalo ahaa ayaa isku mar ku geeriyooday ceel biyood ay ku dhaceen, kaas oo ku yaalla tuulada Hora-hawd oo u dhaw...
Wasiirka ganacsiga oo khudbad ka jeediyay shirka waddamada dhex-dhexaadka ah
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar iyo wefti uu hoggaaminaayey oo uu ka mid ahaa Madaxa Safaaradda Soomaaliya...
Hoggaamiyeyaasha Dalalka G20 oo ku dhawaaqay ka go’anaanshahooda gargaar gaarsiinta Dadka Reer Afgaanistaan
Hoggaamiyeyaasha dalalka ugu dhaqaalaha weyn ee G20 ayaa mar kale xaqiijiyey “ka go’naanshahooda wadajirka ah” si loo hubiyo sii socoshada gargaarka bani’aadamnimada ee dadka...










