Duqa Muqdisho oo kormeeray xarumo ka tirsan Aqalka dowladda hoose oo uu ka socdo...
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer ku sameeyay dib-u-dhis ka socda xafiisyada Xarunta Aqalka...
Digniin loo diray dadka ku howlan boobka dhulalka danta guud ee ka socda degmada...
Gar-yaqaanka guud ee Qaranka ayaa ka digay boobka lagu hayo dhulalka danta guud ee ka socda degmada Afgooye, taasi oo la sheegay inay ku...
Dowladaha Caalamka oo si taxadar leh u soo dhaweeyay heshiiska cimillada ee Mareykanka iyo...
Dadka u Dhaqdhaqaaqa isbadalka cimilada iyo siyaasiyiinta ayaa si taxadar leh u soo dhaweeyay heshiiska lama filaanka ah ee Mareykanka iyo Shiinaha ay ku...
Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta gaaray magaalada Balcad
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar shaqo ku gaaray degmada Balcad oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe.
Ra’iisul Wasaaraha oo ay...
Duqa Muqdisho oo bogaadiyey horumarka ganacsi ee ka jira dalka
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ka qeyb galay munaasabad lagu abaalmarinayay qaar ka mid ah...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo maanta gaartay magaalada Jowhar
Wafdiga ay hoggaamineyso Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad gobaleedka...
Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka XDS
Baydhabo- Cusmaan Caddow Xaaji oo ka mid ahaa kooxda nabad-diidka Al-shabab ayaa maanta isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada Diinsoor...
Ra’iisulwasaaraha XFS oo furay Madasha arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo qaban qaabishay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta...
Turkiga ayaa maanta oo Arbaco ah laga xusay sanadguuradii 83-aad ee ka soo...
Dalka Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah waxaa laga xusay sanadguuradii 83-aad ee ka soo wareegatay markii uu geeriyooday Mustafa Kemal Ataturk oo ahaa...
Kamala Harris oo ka degtay dalka Faransiiska.
Madaxweyne kuxigeenka dalka Maraykanka ayaa safar booqasho ku gaartay dalka Faransiiska, Harris waxa ay afarta maalmood ee soo socda ku sugnaan doontaa Paris, waxayna...










