Wararka

R/Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaminaayo oo ku wajahan Dhuusamareeb

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ku tagaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Booqashada wafdiga uu...

Guddiga hirgalinta dorashooyinka Gobolada Waqooyi oo ku dhawaaqay inay bilaabayaan Doorashada xubnaha Golaha Shacabka

0
Guddiga hirgalinta dorashooyinka Gobolada Waqooyi ayaa maanta shaaciyey in maalmaha soo socda la qaban doono doorashada 9 kursi, oo ka mid ah kuraasta Aqalka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo...

Dad mudaaharadayaal ah oo lagu dilay Suudaan 2 Saacadood ka hor

0
Dad Goob joogayaal  ah iyo kooxaha gurmadka degdega ah ayaa sheegay in 5 qof oo ka mid ah dadka mudaaharaadayaasha ah  la dilay,  iyada...

Isbaheysiga Yeman oo sheegay in ku dhawad 200 oo ka mid ah Xuutiyiinta lagu...

0
Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman ayaa ku dhawaaqay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay fuliyeen 42 weerar oo lagu bartilmaalmeedsanayay Maleeshiyadka Xuutiyiinta ee...

Ciidamada Xoogga dalka oo dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday...

0
Ciidamada Xoogga dalka ayaa jab xooggan gaarsiiyay maleeshiyada Al-Shabaab oo isku dayay in ay weerar ku soo qaadaan garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe ee caasimadda...

Shir gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Burco

0
Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa shil gaari oo xalay ka dhacay deegaanka Beer ee Bariga Burco, waxaana lasoo sheegayaa inuu  jiro  khasaare isugu...

Ciidamada NISA oo fashiliyay miinooyin ay argagixisadu ku dhibaateyn rabeen Shacabka

0
Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal balaaran ka fuliyay gudaha iyo nawaaxiga Degmada Deyniile, gaar ahaan Oodweyne oo...

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray dhammaan Sanatarada loo doortay Aqalka sare

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaaraha...

La taliyihii madaxweynihii hore maraykanka Stephen Bannon oo dacwad lagu soo oogayo

0
Lataliyihii mudada dheer ee madaxweynihii hore maraykanka Donald Trump,Mr Stephen Bannon ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu diiday amar maxkamadeed oo ay sameeyeen...