Wararka

QM oo maanta ka shiraysa xaaladda Soomaaliya

0
James Swan oo ah wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee QM, iyo madaxa AMISOM, Danjire Francisco Madeira ayaa warbixin ku saabsan Soomaaliya looga...

Waa maxay sababta Mareykanka looga mamnuucay Madaxda sare ee dalka Nicaragua?

0
Madaxweyne Joe Biden ayaa Talaadadii shalay ka mamnuucay madaxda sare ee dowladda Nicaragua inay soo galaan Mareykanka, tallaabadan uu qaaday Biden ayaa waxay jawaab...

Dagaalo ka socda koonfurta Ma’rib ee dalka Yeman

0
Jiida koonfureed ee Ma’rib ayaa la sheegayaa maanta oo Arbaco ah in ay ka dhaceen dagaallo aad u qaraar, sida ay ku soo warramayaan...

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Wafdi ka socday Bangiga Adduunka

0
Garoowe- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay wafdi ka socda Bangigga Adduunka oo uu hoggaaminayo madaxa mashruuca tayeynta hey’adaha dowladda...

Gobolka Banaadir oo ansixiyay heshiis lagu mataaneenayo Magaalooyinka Muqdisho iyo Konyo

0
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay in dowladda Hoose ee Xamar heshiis saaxibtinimo oo mataaneyn ah la gasho dowladda Hoose...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga doorashooyinka Galmudug

0
Dhuusamareeb -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka Galmudug ayaa la wadaagay muhiimadda ay leedahay in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay dakhli Kordhinta Dowlada Hoose.

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir gudoomiyay shirka Guddoomiyasha Degmooyinka Gobolka Banaadir. Kulanka ayaa waxaa goob-joog...

Ciidanka NISA oo howlgal ku qabtay Saraakiil ka tirsan Argagixasada Al-shabaab

0
Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal bartilmaameedkiisu qorshaysnaa ka fuliyay Degmada Dharkeenley iyo degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka...

Wasaaradda Shaqada XFS oo shir guddoomisay shirka Guddiga hagaya Mashruuca Hal-abuurka Dumarkaiyo Barashada Tamarta

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shir guddoomiyey shirka Guddiga hagaya Mashruuca Hal-abuurka Dumarka iyo Barashada Tamarta sida loo cusbooneysiiyo oo maanta...

Wasaradda arrimaha gudaha Galmudug oo gollaha Baarlamaanka hor geeysay qaraarka dhamaystirka habraaca degmada Guriceel

0
Wasaradda arrimaha gudaha Galmudug ayaa maanta hor gaysay gollaha Baarlamaanka Galmudug qaraarka dhamaystirka habraaca degmada Guriceel, oo ay hore u meel mariyeen gollaha wasirada...