Wararka

Koonfur Galbeed oo shaacisay doorashada Saddex ka mid ah Golaha Shacabka

0
Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa shaaciyay qabashada Saddex kursi oo kamid ah kuraasta Gollaha Shacabka ee degaan doorashada Maamulkaasi. Guddiga doorashooyinka Heer...

Soomaaliya iyo dalal kale oo xusay maalinta ciribtirka xadgudubyada ku dhaca haweenka

0
Xaflado ay horkacayaan Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii shalay oo ku beegneyd 25-ka November ka kala dhacay guud ahaan dalalka caalamka,gaar ahaan gudaha Dalka Soomaaliya. Maalintaan...

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ku baaqay in musharaxiinta ay toos ugu soo gudbiyaan...

0
Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa ugu baaqay musharaxiinta Barlamaanka in wixii tabasha ah ee ay qabaan u soo gubiyaan Guddiga iyadoo guddigu ka jawaabay eedayn...

Horumarinta adeegyada Caafimaadka oo laga shiray

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ayaa kulan layeelatay Dowladaha Deeq bixiyayaasha Caafimaadka, shirka ayaa looga wada hadlay qorshaha Wasaaradda Caafimaadka ee sandka 2022 iyadoo...

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo daahfuray tartan kubadda Cagta ah

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah u furay tartanka kubada cagta degmooyinka...

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo Xilka la wareegay

0
-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali iyo Wasiir Ku-xigeenka Cusub ee Wasaaradda...

Agaasimaha KMG ah ee Hay’adda NISA oo ku Guulaystay tartanka kursiga HOP067

0
Waxaa goordhowed Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug lagu soo gaba gabeeyay doorashada kursiga HOPO67, kaas oo ay ku tartameen laba musharrax. Kursigaan oo maalmihii la...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta dhagax dhigay kaydka Talaalka Gobolka Banaadir

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdusho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dayactirka keydka talalka Gobolka Banaadir. Munaasabadda ayaa waxa...

R/Wasaaraha XFS oo Cambaareeyay qarax Al-Shabaab ay ka geysteen Muqdisho

0
Ra’iisul wasaaraha JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa manta cambaareeyey weerar kooxda Argagixisadda Al-shabaab ay ka geysteen Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. “Waan cambaareynayaa weerarkii...

Qarax sababay waxyeello kala duwan oo saaka ka dhacay Degmada Hodan

0
Kooxaha Argagixisada ah ayaa saaka qarax ay ku soo rareen gaari ka geystay degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay” abaaro...