Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Qatar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...

Ciidamada Duufaan oo gacanta ku dhigay keyd hub ah iyo horjoogayaal Al-Shabaab ah

0
Ciidamada NISA  ee Duufaan ayaa howlgal ay ka fuliyeen Degmada Heliwaa ee Suuqa Xoolaha ku soo qab-qabtay saddex Horjooge oo ka tirsanaa kooxda Alshabab. Howlgalkaasi...

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Taciinta Sare XFS oo magaalada Kismaayo ka furay shirka wadatashiga...

0
Wasiirka Waxbarashadda,Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaliya Mudane  Cabdulaahi Abuukar Xaaji (Cabdulaahi Carab), ayaa magaaladda Kismaayo Xarunta KMG ee dowlad Goboleedka Jubbaland...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo kulan la leh Golaha Midowga Musharaxiinta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh Golaha Midowga Musharraxiinta, kuwaas oo ay ka wada hadlayaan arrimo quseeya...

AGAASIMAHA CUSUB EE MADAXTOOYADA OO KULAN LA QAATAY HOWL-WADEENNADA IYO HORMUUDKA SHAQAALAHA MADAXTOOYADA

0
Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Ciise (Maxamed Dheere) oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha Waaxyaha Madaxtooyada ayaa uga mahad-celiyey soo...

Aadan Madoobe oo dib loogu doortay golaha shacabka ee BJFS

0
Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)  ayaa ku guuleystey Kursiga tirsigiisu uu yahay Hop#189 ee Golaha  Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo doorashadiisu ay maanta ka dhacday...

Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban oo hakiyey natiijada kursiga HOP#067

0
Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021 ayaa soo saaray go’aan ku aadan hakinta natiijada kursiga HOP#067 oo dacwad laga soo gudbiyey. Guddiga xallinta...

Ra’iisal wasaare Rooble oo ka hadlay cabashooyinka la xiriira doorashada golaha shacabka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, ayaa...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo maanta xilalka u kala warejiyay Wasiirada cusub ee...

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadir ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradaha Howlaha guud iyo dib u...

Ra’iisal wasaare Rooble oo ku dhawaaqay 1 Milyan oo dolar oo loo qoondeeyay gurmadka...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo guddoomiyay shirka Guddiga Gurmadka abaaraha ayaa ku dhawaaqay in Xukuumaddu 1 Milyan oo Doollar oo hordhac ah u qoondeysay gurmadka...