Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 9aad ee...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Djibouti uga qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 9aad ee aasaaskii machadka Heritage ayaa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Djibouti

0
Djibouti- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Djibouti, halkaas oo...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...

0
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan miro dhal ah la qaatay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay...

Ciidanka XDS oo howlgal ku burburiyay xarumo ay Al-shabaab ku lahaayeen Shabeellada hoose

0
Ururka 7-aad Guutada 16-aad ee Ciidanka kumaandoosta Danab ee XDS ayaa howl-gal ka qorsheysan ka sameeyey degaannada Dhiin garas, Shaam, Diinlaawe iyo Jameeco iyagoo...

Madaxweynaha Hirshabeelle shir guddoomiyay Kulan looga hadlayay dardargalinta amniga

0
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Hirshabeelle oo ka qabsoomay magaaladda Jowhar. Shirka oo maanta ay ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Masar ee Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo...

Abaarta ka jirta Galmudug oo ay dad u dhinteen

0
Abaaro ba’an oo ay dad u geeriyoodeen ayaa laga soo sheegayaa koofurta Gobolka Mudug ee maamul goboleedka Galmudug iyo qaybo ka mid ah Galgaduud. Guddoomiye...

Ra’iisulwasaare Rooble oo ku wajahan dalka Jabuuti

0
Ra’iisulwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Jabuuti. Safarka Ra’iisulwasaaraha dalka ayuu ujeedkiisu...

Jubbaland oo shaacisay doorashada kuraasta ugu horreysa ee golaha shacabka DFS

0
Kismaayo- Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlada Goboleed SEIT ee maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada 14 Kursi oo kamid ah 43-da Kursi ee ku...