Wararka

Ciidamada dowladda oo sameeyay howlgal lagu baadi goobayo Dad dilal ka geystay Shabeellah Hoose

0
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka 64 aad guutada 7aad ee qeybta 12ka April ayaa howgal qorsheysan oo lagu baadi goobayo maleeshiyaad dil u...

Ciidanka daraawiishta Galmudug oo bur buriyay gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen argagixisada

0
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Godyaanyo ee Koonfurta Gobolka mudug Ciidamada ayaa howlgalkaan ku burburiyay gaari walxaha Qarxa ay ka...

Qaraxyo ay gacanta ku dhigeen Ciidanka XDS iyo Kuwa Galmudug oo maanta la qarxiyay

0
Qaraxyo todobaadkii hore lagu qabtay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu qarxiyey duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Ciidamada qeybta 21-aad oo todobaadkii...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan foggaan arag ah la qaatay Midowga Musharixiinta

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta oo ay ka wada hadleen arrimaha dhammeystirka doorashooyinka...

Ciidanka daraawiishta Galmudug oo bur buriyay gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen argagixisada

0
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Godyaanyo ee Koonfurta Gobolka mudug Ciidamada ayaa howlgalkaan ku burburiyay gaari walxaha Qarxa ay ka...

Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Dowladda

0
Maxamed Tawane Cabdi iyo Deeqow Ibraahin Cabdale oo ka wada tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan dgmada...

Ciidamada Ruushka oo lagu eedeeyay inay Gantaallo ku weeraray xarun tareenada laga raaco

0
Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in gantaal uu Ruushku ku weeraray xarun tareenada laga raaco oo ay ku taalla magaalada Kramatorsk, halkaasi oo ay ku...

Sacuudiga oo sanadkan kordhiyay tirada Xujeyda

0
Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sacuudi Carabiya ayaa shaaca ka qaaday in la kordhiyay tirada xujeyda sanadkan 1443 Hijriya/2022, soo booqaneeysa Beydka Alle. Xukuumadda Sacuudiga ayaa...

ciidamada xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanada xeebta ee gobolka Jubbada hoose

0
Ciidanka xooggga dalka ururka 5-aad, guutada 16-aad ee kumaandooska Danab ayaa howlgal ballaaran oo lagu ciribtirayo maleeshayada  Al-shabaab ka fuliyay deegaanada xeebaha dhaca ee...

Madaxweynaha Somaliland oo madaxda Qaranka uga mahadceliyay gurmadka Suuqa Waaheen

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa madaxda sare ee dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyey Gurmadkii ay u sameeyeen walaalahood Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi...