Kismaayo oo maanta lagu dooranayo Shan ka mid ah kuraasta BFS
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT ayaa maanta qabanaya doorashada shan kursi (5) oo kamid ah kuraasta 43-da Xildhibaan ee deegaan...
Shan ka mid ah kuraasta BFS oo maanta lagu dooranayo Kismaayo
Kismaayo- Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT ayaa billaabay doorashada shan kursi (5) oo kamid ah kuraasta 43-da Xildhibaan ee deegaan...
Ciidanka xoogga dalka oo Argagixisada kala wareegay tuulooyin hoos taga dagmada Janaale
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta deegaano u dhow Janaale waxay ka saareen argagixisada Al-Shabaab, iyagoo soo bandhigay raadad muujinaya goobihii laga saaray Nabadiidka,...
Jubbaland oo shaacisay in Abaarta ugu daran ay kajirto degaanada Maamulkasi
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kaga qeybgalay shir Weynaha Qaran ee gurmadka abaaraha oo lagaga hadlayay...
Wasiirka Gaadiidka XFS & Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay iskashi la...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawaldda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Alberto Vecchi,
Wasiirka iyo Danjiraha kawada hadleen iskaashiga...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay Shirweynaha Qaran ee Gurmadka Abaaraha
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay Shirweynaha Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo diiradda lagu saarayo sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed...
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Amray baarista heshiiska uu saxiixay Wasiirka Batroolka
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleeymaan Maxamed Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in la baaro heshiiskii shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Wasaaradda Batroolka Cabdirashiid...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay gebogebada doorashada xildhibaannada Gobollada Woqooyi
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay gebogebada doorashada xildhibaannada labada aqal ee dalka ku matalaya Gobollada Woqooyi, ayaa hambalyeeyay...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Muqdisho
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta labada Aqal ee Gobolada Waqooyi (Somaliland) ayaa maanta qatay doorashada Saddexdii kursi ee ugu dambeeya 46 kursi ee Golaha...
Xildhibaan Samsam Muxumed Cumar oo ku guuleysatay kursiga 243 ee Gobolada Waqooyi
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#243
Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen
Musharax xildhibaan...










