Wasiirka Caafimaadka XFS oo maanta gaartay magaalada Jowhar
Wafdiga ay hoggaamineyso Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad gobaleedka...
Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka XDS
Baydhabo- Cusmaan Caddow Xaaji oo ka mid ahaa kooxda nabad-diidka Al-shabab ayaa maanta isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada Diinsoor...
Ra’iisulwasaaraha XFS oo furay Madasha arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo qaban qaabishay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta...
Turkiga ayaa maanta oo Arbaco ah laga xusay sanadguuradii 83-aad ee ka soo...
Dalka Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah waxaa laga xusay sanadguuradii 83-aad ee ka soo wareegatay markii uu geeriyooday Mustafa Kemal Ataturk oo ahaa...
Kamala Harris oo ka degtay dalka Faransiiska.
Madaxweyne kuxigeenka dalka Maraykanka ayaa safar booqasho ku gaartay dalka Faransiiska, Harris waxa ay afarta maalmood ee soo socda ku sugnaan doontaa Paris, waxayna...
Soomaaliya oo ka qeyb galaysa shir looga hadlayo xaaladaha Ethiopia iyo Suudaan
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka qeyb gasho shir looga hadlayo xaaladaha ka aloosan Ethiopia iyo Sudan oo ka dhacaya...
Guddiga doorashada Galmudug oo soo saaray jadwalka doorashada labada xubnood ee Aqalka sare ka...
Guddiga Hirgalinta doorashada heer Maamul Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada xubnood ee ka harsan Aqalka sare.
Diiwaan gelinta Murrashaxiinta ayaa loo...
UK oo muwaadiniinteeda ku sugan dalka Itoobiya ku amartay in ay si deg...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Britain ayaa loogu baaqday muwaadiniinta ka soo jeeda UK ee ku sugan dalka Itoobiya...
Faah faahin laga bixiyay howlgallo ka dhacay Gedo
Ciidamada dowladda Soomaaliya Soomaaliya noocyadooda kala duwan sida, Millateriga, Booliska iyo Nabadsugida ayaa saacadihiia la soo dhaafay howlgallo qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga degmada...
Galmudug oo soo saartay liiska murrashaxiinta xubnihii ku harsanaa Aqalka sare
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa xalay goor dambe soo saaray liiska labadii xubnood ee ka harsanaa Murrashixiinta u tartamayay aqalka sare ee...










