Wararka

Wasiirka Diinta oo ku baaqay in la tukado Salaad roob doon ah, lana soomo...

0
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday in la dukado Salaad roob doon ah iyo sidoo kale in la...

Madaxweynaha Puntland oo daah-furay hay’adda Maareynta Macluumaadka kheyraadka biyaha

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay howlgelinta Hay’adda Maareynta macluumaadka Kheyraadka Biyaha iyo Dhulka Puntland. Xaruntan ayaa ka shaqeyn doonta ururinta...

Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya

0
Gambiya: -SONNA-Guddiga doorashooyinka dalka Gambiya ayaa sheegay in Adama Barrow ku guuleystay doorashadii dalkaas  ka dhacaday Sabtidi. Guddiga ayaa sheegay in Barrow helay 53% codadkii...

Ra’iisul Wasaaraha Rooble oo furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan taabagelinta geeddi socodka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka,...

Myanmar :Aung San Suu Kyi oo lagu xukumay 4-sano oo xarig ah

0
Maxkamad ku taal dalka Myanmar ayaa afar sano oo xarig ah ku xukuntay hogaamiyihii xilka laga tuuray ee Aung San Suu Kyi,sida ay sheegeen...

Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta ayaa...

0
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa garoonka caalamiga Qaahira kuso dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda...

AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA OO KULAN LA QAATAY DANJIRAHA DOWLADDA SHIINAHA

0
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Maxamed Cabdullaahi Ciise ayaa kulan la qaatay Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u Qaabbilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane FEI...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo soo dhoweeyey go’aanka Guddiga Doorashada Heer Federaal ee dib u...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble wuxuu uga mahadcelinayaa Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee FEIT Go’aanada ay qaateen ee...

Wasiirka Caafimaadka oo kala wareegtay Dowladda shiinaha Shixnad daawada Talaalka Covid-19

0
Dowladda Soomaaliya ayaa Gelinkii dambe maanta Guddoontay Shixnad Daawada Talaalka Covid-19 oo ka timid Dowladda Shiinaha. Munaasabadda wareejinta daawada talaalka oo ka kooban shan boqol...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dhagax dhigay dhisme Ganacsi oo Cusub

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee Safaari Aparment-2. Dhagax dhigaani waxaa...