Qorshaha Hannaanka Dhab-U-Heshisiinta ee heer DG oo Dhuusamareeb lagu soo gabo-gabeeyay
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaradda Arrimaha guddaha Galmudug ayaa maanta Dhuusamareeb kusoo gebagabeeyay Kulan ay...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynaha Turkiga
MadaxweynahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah magaalada Istanbul kula kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.
wakaaladda wararka ee...
shirweynaha Iskaashiga Turkiga iyo Afrika oo ka furmay Magaalada Istanbuul
Meertada Saddexaad ee Shirweynaha Madasha Iskaashiga Turkiga iyo dalalka Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, isaga oo shirku maanta ku...
Galmudud oo sheegtay in la joogo waqtigii wax loo qaban lahaa dadka ku barakacay...
Maamulka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in la gaaray xiliggii loo istaagi lahaa bad baadinta nafta bini aadamka marka loo eego halka ay marayaan...
Doorashada xildhibaanada Soomaaliland oo berri ka bilaabaneysa Muqdisho
Guddiga Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay in maalinta barito ah ay qaban doonaan doorashada kuraasta tirsigoodu yahay HOP#262 HOP#229 HOP#254 &...
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka XFS oo ka warbixiyay abaaraha iyo sida loogu gurman karo...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Axmed Xuseen Macalin oo ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay socdaan gurmad...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray shaqo ku tagay Xarumaha Wasaaradaha
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Maamulka Gobolka iyo Qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha Hirshabeelle.
Madaxweynaha ayaa ugu...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB GALAYA MADASHA ISKAASHIGA TURKIGA IYO AFRIKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa...
Wasaaradda Warfaafinta iyo Safaaradda Talyaaniga oo Heshiis kala saxiixday
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe iyo safiirka dowladda Talyaaniga u jooga Soomaliya AlBERTO FIYEKI, aya manta kala saxiixday heshiis...
Wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga iyo dhiggiisa Liibiya oo ka wada hadlay xiriirka labada dal
Wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga iyo dhiggiisa Liibiya ayaa ka wada hadlay xiriirka ka dhexeeya dalalkooda kulan ka dhacay magaalada Rome, sida ay ay sheegtay...










