Wararka

Khasaaro xoogan oo ka dhashay gaari rakaab ah oo miino kula kacday meel u...

0
Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay halka 5 kale ay ku dhawacmeen ka dib markii gaari rakaab ah ay miino kula kacday meel...

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Bisha Ramadaan

0
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bisha barakeysan ee Ramadaan. Bayaan kasoo baxay safaaradda ayaa lagu yiri: “ Aniga...

Talaalka Covid19. ee ay ku deeqday Dowladda Shiinaha ayaa maanta lagu daah-furay Magaalada Muqdisho

0
Safiirka Waddanka China, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka ayaa si toos ah Maanta u daahfuray isla markaana qaatay...

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Gaarka ah ee Doorashooyinka heer Federaal

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa afurkii kaddib saxiixay sharciga gaarka ah ee Jihaynta doorashooyinka heer Federaal oo Baarlamaanka Soomaaliya...

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda u magacaabay Dr. Xasan Cumar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Xasan Cumar Mahadalle in uu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa u...

Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne Darajadii Ciidanka kaga qaaday Taliyihii hore ee Booliska Gobolka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa xeer madaxweyne darajadii ciidanka kaga xayuubiyey Taliyihii hore ee Booliska gobolka Banaadir S/G, Saadaq Cumar...

Wasiirka Howlaha guud oo ka warbixiyay dib u dhiska waddada isku xira Muqdisho iyo...

0
Wasiirka wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahiyay halka ay marayaan mashaariicda dib u dhiska waddooyinka Muqdisho,...

Galamudug oo War ka soo saartay Is-risaaseyn dhexmartay Ciidamada Ilaalada Xeebaha iyo Markab shisheeye

0
Maamulka  Galmudug ayaa ka hadalay Is-risaaseeyn dhexmartay Ciidmada Ilaalada xeebaha Galmudug iyo Ciidan la socday Markab si sharci daro ah uga kalluumeysanayay  xeebta Magaalada...

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeyay bisha Ramadaan

0
UNSOM -Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed uga hambalyeey bilashada Bisha Barakaysan ee...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Barakeysan ee Ramadaan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed  meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan Ummadda Muslimka ah ugu hambalyeeyay dhalashada bisha...