Wararka

La-taliyeyaasha madaxweynaha Ruushka iyo Mareykanka oo wada hadal khadka taleefanka ah yeeshay

0
La-taliyaha arrimaha dibadda ee madaxweynaha Ruushka Yury Ushakov iyo la taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa ka wada hadlay soo jeedintii dhawaan Ruushka...

Hay’adda Bisha-Cas ee Qatar oo soo gabagabaysay howlo caafimaad oo ay ka wadday Soomaaliya

0
Hay’adda Bisha Cas ee dowladda Qatar oo kaashanaysa wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa soo gebagebeysay howlo qallinno kala duwan ah oo ay ka wadday dalka...

WHO oo sheegay in 3.3 milyan dunida ugu geeriyoodeen Covid-19 sanadkii 2021

0
Agaasimaha guud ee heya’adda caafimaadka aduunka “ WHO ” Tedros ayaa sheegay in cudurka ‘coronavirus’ uu galaaftay nolosha in ka badan 3.3 milyan oo...

Agaasinka deegaanka Xafiiska RW oo warbixinta Cimillo Qaran u gudbiyay Qaramada midoobay

0
Kulan Aqoon-isweydaarsi ah oo ku saabsanaa la tacaalidda Isbeddelka cimillada oo ay qaybgaleen hay’adaha Dowladda Federaalka ee bahwadaagta la ah Agaasinka deegaanka ayaa ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka wasaaradaha waxbarashada Waddamada Carabta

0
Dubai- Agaasimaha tacliinta sare, hiddaha iyo cilmi baarista Wasaaradda Waxbarshadda Soomaaliya mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa Magaaalada Dubai uga qeyb galay Shirka 22,aad ee...

Safiirka JFS u fadhiya Masar oo ku soo dhaweeyay Safaaradda Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan...

0
Safiirka JFS u fadhiya Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Safaaradda kuso dhaweeyay Gudoomiyaha guddiga madaxa...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Riyadh.

0
Riyaadh- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Sacuudiga , Danjire Saalim Macow Xaaji ayaa ku soo dhaweeyay Wasiirka xarunta safaaradda , halkaa oo uu...

Ra’iisul wasaare Rooble oo hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

0
Waxaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeyeyaasha, Saraakiil xigeennada, Dableyda, Alifleyda iyo Qoysaskooda ugu hambalyeynayaa sanad guuradii 78aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Ciidanka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY SANNAD GUURADA 78-AAD EE AASAASKOODA.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska...

Munaasabad lagu Xusay Sanad Guuradii 78-aad ee Aas aaskii Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo Dhuusamareeb...

0
Munaasabad lagu maamusayo Sanad Guuradii 78-aad ee Aas aaskii Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay Magalada Dhusamareb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmugu waxaana...