Goobaha loo dalxiis tago ee degmada Xuddur
Goobo aad u qurux badan oo loo dalxiis tago ayaa laga hirgeliyay degmada Xudur ee gobolka Bakool, halkaas oo ay maalmaha fasaxa u damaashaad...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO MUNAASABADDA XUSKA SYL KU MAAMUUSAY DHALLINYARADA SOOMAALIYEED
May 16, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Munaasabadda Xuska halgameyaashii SYL awgeed xaflad maamuus ah la qaatay dhallinyarada Soomaaliyeed...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ka tacsiyeeyey geerida Taliye xigeenkii qeybta guud ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray, qoyska, caruurta, ehallada, Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed...
Madaxweynaha JFS oo Ubax dhigay Taallada SYL
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee xorriyadda, midnimada iyo dowlad-dhiska dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Halgamayaasha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeyb galay Qado Sharaf uu u sameeyay Madaxweynaha D/Jabuuti...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad qado Sharaf ah oo madaxweeynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle...
Madaxweynaha M/Gobolleedka Jubbaland oo la kulmay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Africom
Madaxweynaha maamul-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Africom Jeneraal Stephen Townsend, oo booqasho ku yimid Jubaland.
Kulanka...
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo kulamo la qaatay Wasiirro ka tirsan dowladda Uganda.
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS Mudane Jamaal Maxmed Xasan oo uu wehliyo Danjiraha Safaaradda Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaliya ee Dalka Uganda...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo ka qayb galay xafladda caleemo-saarka madaxweynaha jabuuti
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qayb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo dib...
Ra’iisul wasaare rooble oo hambalyo u diray xuska maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ku began 15-ka bisha May.
Raysalwasaaraha...
weerarada Israa’il ku hayso marinka Qasa oo sii kordhaya
Duqaymaha dhinaca cir ee Israa’il ku hayso Marinka Qasa ayaa sii socda maalintii shannad oo xiriir ah, iyadoo duqaymaha goobaha ay Israa’il la eegatay...