Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada XFS oo kormeeray tababar u socda...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cali Gacal ayaa maanta kormeeray tababar u socda qayb ka mid ah Shaqaalaha...
Roobab khasaare xooggan geystay oo ka da’ay dalka Bangaladesh
Malaayiin ruux ayuu saameeyay roob daad wata oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay qeybo kamid ah dalka Bangaladesh, sida ay sheegeen saraakiisha Gargaarka...
Doorashada Wareega labaad ee Xubnaha Baarlamaanka Faransiiska oo saaka ka billaabatay dalkaas
Dalka Faransiiska, doorashada Wareega labaad ee Xubnaha Baarlamaanka ayaa saaka ka billaabatay guud ahaan dalkaasi.
Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron oo bishii April dib loo doortay...
Maalintii labaad iyo Imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare oo si habsami leh u socda
Waxaa maalintii labaad si habsami leh u socda imtixaanka mideysan ee dugsiga sare, kaas oo ardayda kaga qeyb galayaan goobo kala duwan oo ku...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Tiina Intelmann.
Wasiirka iyo...
Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed oo sheegtay in aysan jirin ax khatar ku ah badqabka...
- Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) waxay masuul ka tahay badqabka dhamaan duulimaadyada iyo Garoomada Dalka, iyadoo ka duulaysa qaanuunada caalamiga ah (ICAO) iyo...
Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Booliiska oo gaaray Adis Ababa
Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa gaaray Magaaladda Adis Ababa ee dalka Itoobiya,...
Danjiraha Soomaaliya Midowga Yurub oo ka qeyb galay Xafladda abaal-marinta ee The King Baudouin...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya waddamada Benelux & Midowga Yurub Danjire Yoonis Yaasiin Xaashi ayaa ka warbixiyay xaflad ka dhacday Aqalka Boqortooyadda “Palais Royal...
Maamulka degmada Baxdo oo soo bandhigay Khasaaraha weerarkii shalay iyo Hubkii laga furtay Alshabab
Maamulka degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud iyo taliska ciidamada ayaa faa faahin dheeraad ha ka bixiyay dagaalkii shalay kooxda argagixisada ay ku soo qaadeen...
Maamulka Degmada Baxdo iyo Taliska Ciidanka oo xog dheeraad ah ka bixiyay weerarkii shalay
Maamulka Degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud iyo taliska ciidamada ayaa faa faahin dheeraad ha ka bixiyay dagaalkii shalay kooxda argagixisada ay ku soo qaadeen...










