Wasiirka Warfaafinta oo ka qeyb galay xaflad qalin badalasho ah oo loo qabtay arday...
Muqdisho- 25-kan arday oo dhameysatay cilmiga saxaafadda ayaa shahaadada dibloomada ka qaatay kulliyadda cilmiga bulshada ee Jaamacadda Ummadda, kaa oo ay iska kaashadeen hay’adaha...
Maxkamadda ciidamada oo xukun dil ah ku ridday rag ka tirsan Al-shabaab
Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday rag ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab oo dilal ka geystay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya
Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal mudane Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz.
Kulanka ay yeesheen labadaan mas’uul...
Wasaaradda Amniga XFS oo ka digtay bannaanbaxyo aan lagu wargelin laamaha ammaanka
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in bannaanbixii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho aan lasoo ogeysiin hay’adaha amniga.
Wasiirka ayaa...
R/Wasaaraha XFS oo Guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada ee Galmudug
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug oo lagu qabtay xarunta maamulka Dowlad Goboleedkaasi.
Kulanka waxaa kaloo ka...
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga Soomaliyeed iyo saraaakiil kale oo ka tirsan ciidanka xoogga...
Muqdisho- Taliyaha ciidanka dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi (Shariifu Arwaax) iyo saraakiil u hogaaminayo oo hawlo nabadeed ka bilaabay degmada...
AMISOM oo deeq Daawo ah ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka K/galbeed
Muqdisho- Daawadan oo ka kobneed nocyo kala duwan oo looga talagaley in lagula tacaalo Cudurka Safmarka ee Covid-19 iyo Cuduro kale ayaa Waxaa Ciidanka...
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo sagootiyay ciidan tababar loogu qaaday Turkiga
Muqdisho- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Muqdisho ka Sagootiyay cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor Gor oo tababar ku...
UK oo galeysa xayiraad cusub oo karoonaha la xiriira
Muqdisho- 16 bishaan December oo ku beegan arbacada waxaa qeybo ka mid dalka UK oo ay ku jirto magaalada caasumada ee London ka dhaqan...
Dowladda Soomaaliya oo xiriirka u jartay Kenya
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyada oo ka duuleysa madaxbannaanideeda qarannimo ee uu dammaanad qaadayo xeerka iyo qaanuunka caalamiga ah, gudanaysana waajibka dastuuriga ah ee ka...