Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamze oo la kulmay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Bin Axmed...

Weerar ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Mareykanka

0
Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac...

Dalalka IGAD oo Maalintii labaad Shir ugu socdo Kenya

0
Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uu Shir uga socdaa Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur...

Jamhuuriyadda Chile ee Koonfurta America oo Codsi Diblomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya.

0
Ethiopia- Ku Simaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia ahna u qaybsanaha safaaradda JFS ee Midowga Africa iyo Hay’adda dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee...

Jamhuuriyadda Chile ee Koonfurta America oo Codsi Diblomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya.

0
Ethiopia(Wargeyska Dalka):-Ku Simaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia ahna u qaybsanaha safaaradda JFS ee Midowga Africa iyo Hay’adda dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee...

MADAXWEYNAHA JFS OO BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA KUMAANDOOSKA DALKA TURKIGA EE ISPARTA

0
Ankara(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim ah u...

Xoghayaha cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xilka la wareegay

0
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Abuukar Subeer ayaa xilka kala wareegay Xoghayihii hore ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed...

Ra’iisul wasaaraha dalka lubnaan oo dalalka carabta ugu baaqay in ay taageero u fidiyaan...

0
Ra’iisul wasaaraha dalka Lubnaan Najib Mikati ayaa ugu baaqay dalalka Carabta in ay taageero u fidiyaan dalkiisa oo ay ka jirto dhaqaale xumo baahsan. Mikati...

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle oo qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada...

0
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Marwo Anita Kiki...

Maxaa looga hadlayaa Shir Madaxeedka IGAD ee maanta ka furmaya Magaalada Nairobi ee Dalka...

0
Maanta oo talaado ah ayaa lagu wadaa in Magaalada Nairobi ee caasimada Wadanka Kenya uu ka furmo  shirka meertada 39aad ee Shir Madaxeedka urur...