Yuusuf Xeyle Jimcaale oo ku soo baxat doorashada baarlamaanka ee Dhuusamareen
Xildhibaan Yuusuf Xeyle Jimcaale ayaa maanta ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#012 ee golaha shacabka BJFS ,kaas oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb.
Golaha Wadatashiga oo isku raacay in 15 Maarso la soo gabagabeeyo doorashada Golaha Shacabka
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ee Soomaaliya ayaa yeeshay Kulam fogaan arag ah oo looga hadlay qodobo dhowr ah oo khuseeya xaaladda dalka iyo arrimaha...
Saaraakiil ka tirsan ciidanka Danab oo qaatay tababar aqoon kororsi ah
Saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsanciidamada kumaandooska Danab,ayaa loo soo gabagabeeyay tababar aqoon kororsi ah oo qeyb ka ahaa horumarinta xirfadaha ciidanka.
Taliye ku-xiggeenka guutada...
Ra’iisul wasaare Rooble iyo Qaramada midoobay oo ka wada hadlay abaaraha
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa...
WararkaGudaha Madaxweynaha Jubbaland oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda maamulkaasi
Madaxweynaha Dowlad Gobaleeedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Ugu horreyn golaha ayaa...
Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay liiska xubnaha soo xulaya murshaxiinta u tartamaya kuraasta Banaadiriga
Guddiga doorashooyinka Banaadiriga ayaa shaaciyay liiska xubnaha soo xulaya ergada dooraneysa xildhibaanada iyo jadwalkooda.
Wararkii u dambeeyay duulaanka Ruushka ee Ukraine
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amray in howlgal gaar ah ciidankiisa ku qaadaan dalka Ukraine Khamiista maanta ah si loo ciribtiro waxa uu ugu yeerey...
Booliska Ukraine oo soo bandhigay tirada dhimashada iyo dad nolosha lagu la’yahay
Booliska dalka Ukraine ayaa shaaciyey in la xaqiijiyey geerida 7 qof oo lagu dilay duqeymaha Ruushka, saraakiisha booliska ayaa warbaahinta u sheegay in weerarka...
Heshiis is-af-garad ah oo dhex maray Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar
Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo uu wehliyo Safiirka JFS u jooga Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda...
Biden oo u hanjabay Ruushka
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Russia keligeed ay qaadayso mas’uuliyadda dhimashada iyo burburka ka dhasha duullaanka ay Moscow ku qaadday dalka Ukraine.
Madaxeyne...










