Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Hungary kala hadlay fursado waxbarasho oo loo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay maanta oo ah Arbaco Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Shiinaha iyo kaalinta uu ka qaadan karo joojinta colaadda Ukraine
Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Yi iyo dhigiisa Ukraine, Dmytro Kuleba, ayaa wada hadal dhanka telefoonka ah ka yeeshay xaaladda dagaalka saameeyay dalka dhaca...
Gobolka Shabeelaha Hoose oo guddoomiye cusub loo magacaabay
Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihi Gobolka Shabeelaha Hoose islamarkaasna u magacaabay guddoomiye cusub.
Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa...
Wasaaradda Caafimaadka oo Baydhabo kusoo gaba-gabeesay shirka Istaraatiijiyada Caafimaadka Dalka
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku soo gaba-gabeeyay shir looga wada tashanayay sidii wasaaradaha Caafimaadka ee heer Maamul Goboladeed ay...
Biden oo Putin ugu hanjabay cunaqabateyn dheeri ah
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa u hanjabay dhiggiisa Ruushka, inuu ku soo rogi doona cunaqabateyn dheeri ah, iyadoo sidokale Mareykanka uu ku dhawaaqay in...
Shirkadda Apple oo xayiraad kusoo rogtay Ruushka
Shirkadda Apple ayaa joojisay wax soo saarka Ruushka iyada oo xaddidaysa Apple Pay iyo adeegyada kale ee ay bixiso iyadoo sabab uga dhigtay dagaalka...
Guddiga doorashooyinka Hirshabelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada 11 kursi
Guddiga Maamulka doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee HirSabeelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 11 kursi ee ugu Dambeeysa kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Beledweyne.
Qoraal kasoo...
Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay Ergada soo xuleyso 16 kursi ee lagu qabanayo Magaalada...
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyey Odayaasha iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya Ergada 16 kursi ee Deegaan...
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo soo xiray Shirka Wadatashiga Waxbarashada dalka
Wasiirka Waxbarasha, Hiddaha iyo Tacliinta sare XfS, Mudane. Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, ayaa soo xiray Shirka Wadatashiga Waxbarashada iyo Diyaarinta qorshaha Waxbarashadda ee Shanta...
Guddiga qiimeynta xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubbaland oo kulan la yeeshay Madasha Wadahadalka...
Guddoomiyaha Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey mudane Cumar Maxamed Cabdulle ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka socotay Madasha Wadahadalka Soomaaliyeed...










