Wararka

Dowladda federaalka oo deeq gargaar ah gaarsiisay shacabka gobolka Bakool.

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gurmad u dirtay gobolka Bakool oo deegaano ka mid ah ay dhawaan weerar argagixiso ka geysteen kooxda...

Weerarkii argagixisada ee dowlad deegaanka Soomaalida oo la soo afjaray

0
Muqdisho.(Wargeyska Dalka):- Mas’uuliyiinta dowlad deegaanka Soomaalida ayaa war ka soo saaray dagaalkii u dhexeeyeey argagixisada Al-Shabaab iyo ciidamada deegaanka ee Liyuu booliska, iyadoo maalmihii...

Guddiga joogtada ee Aqalka Sare ee BFS oo maanta kullankoodii koowaad yeeshay

0
Guddiga joogtada ee Aqalka Sare ee BFS ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad ee Baarlamaanka 11aad, waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi...

Wasiirka Ganacsiga oo shir guddoomiyay Shir looga arrinsanayay Waxqabadka Wasaaradda iyo Caqabadaha jira

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta guddoomiyey shirkii Wasaaradda oo loogga hadlay shaqooyinka horyaala, waxyaabahii qabsoomay, caqabadaha jira,...

Guddiga Kheyraadka Qaranka ee golaa Aqalka sare oo oo warbixin guud ka dhageystay guddoomiyaa...

0
Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka golaha Aqalka Sare ayaa maanta kulan la qaatay guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya iyo xubno kale oo la...

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ka dhacay magaalada...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka qeyb galay xiritaanka shirweynaha dalalka Dalladda Bulshada Bariga Afrika...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-gelay xiritaanka shir-madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay martigelisay...

Argagixisada oo jab xooggan lagu gaarsiiyay dagaalo ka dhacay gobolka Bakool

0
Guddoomiyaha deegaanka Yeed ee gobolka Bakool ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdisalaan Duwane Cumar ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyey dagaaladii ka dhacay ka...

Maamulka Jubbaland oo tallaabo adag ka qaadaya dadka xaalufiya dhirta

0
Maamul goboleedka jubbaland ayaa mamnuucay jarista iyo xaalufinta dhirta iyo shidida dhuxusha, kaas oo deegaanka khatar weyn ku ah. Guddoomiyaha magaalada Kismaayo oo gaaray deegaano...

Ruushka iyo Ukraine oo maanta saxiixaya heshiis ku saabsan dhoofinta Qamadiga

0
Ruushka iyo Ukraine ayaa maanta saxiixi doonaan heshiis dib lagu furayo dekedaha badda madow ee kulaala Ukraine, si looga dhoofiyo badeecadaha miraha haruurka ,...