Wararka

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo ka warbixiyay Shahaado siinta Xildhibaanada

0
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa ka warbixiyay sida ay howsha Shahaado siinta Xildhibaanada ku socoto.               ...

Ra’iisul wasaare Rooble oo Ganacsatada ku booriyay in ay qeyb ka noqdaan Gurmadka Musiibadii...

0
Kulan Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble uu la yeeshay ganaacsatada Soomaaliyeed oo Looga hadlayay sidii loogu gurman lahaa ganacsatadii dabkii weynaa ee...

R/Wasaaraha Pakistan oo ku baaqay in la qabto doorasho degdeg ah

0
Ra’iisul wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa ku baaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay kadib markii codka kalsooni kala noqoshada ee looga horjeeday r/wasaaraha uu...

Raisal wasaaraha Pakistan oo ka bad-baaday mooshin xil kaqaadis ah.

0
Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Pakitan ayaa hor istaagay mooshinka kalsooni kala noqosho asagoona ku tilmaamay mid aan dastuuri ahayn. Dhanka kale Ra’iisul Wasaare Imran Khan,...

Shahaado siinta xubnaha cusub ee BFS oo maalintii 2-aad Muqdisho ka socota

0
Waxaa maalintii labaad si habsami leh xarunta dhexe ee guddiga doorashooyinka heer federaal uga socota diiwaangelinta iyo shahaado siinta xildhibaanada cusub ee baarlamaanka 11-aad. Xubno...

Ciidamada daraawiishta Galmudug oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad iyo gaari ay qaraxyo ka soo...

0
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa Duleedka Deegaanka Cadalle ku qabtay Maleeshiyaadka ka tirsan Al-shabaab iyo gaari ay kasoo buuxiyeen walxaha Qarxa Saraakisha Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa...

Guddiga FEIT oo shahaadada Xildhibaanno guddoonsiiyay Xildhibaanno dhowr ah

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ayaa maanta Shahaadada Xildhibaanimo guddoonsiiyay ilaa iyo 44 Xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ku baaqay in loo gurmado dadkii ku hanti beelay...

0
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dabkii xalay ka kacay suuqa...

R/Wasaare Rooble oo bogaadiyay howsha guddiyada doorashooyinka ee shaacinta natiijada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maaxmed Xuseen Rooble waxa uu u hambalyeynayaa Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo shaaciyay najiijada doorashada mudaneyaasha...

Shir Amniga Garoonka la xariira oo lagu qabtay Muqdisho

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Duran Axmed Faarax ayaa shir gudoomiyay kulan la xariira Amaanka Garoonka Aden cabdulle kadib weerarkii dhacay...