Wararka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiinta XFS oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiinta XFS ayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabada 12ka april oo ku beegan Sanad Guuradii 62-AAD...

Ciidanka Xoogga oo maanta u dabbaaldegay sanadguuradii 62-aad

0
12-ka April waa maalin weyn oo ka mid ah maalmaha qaran ee shacbiga Soomaaliyeed ay u dabbaaldegaan xuska maalinta ciidanka xoogga oo ah munaasabad...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo wada Shahaada siinta Xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya:

0
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay wali wada Shahaada siinta xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya,iyadoo wali xarunta guddiga ay soo gaarayaan xildhinnada...

Ciidamada dowladda oo sameeyay howlgal lagu baadi goobayo Dad dilal ka geystay Shabeellah Hoose

0
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka 64 aad guutada 7aad ee qeybta 12ka April ayaa howgal qorsheysan oo lagu baadi goobayo maleeshiyaad dil u...

Ciidanka daraawiishta Galmudug oo bur buriyay gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen argagixisada

0
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Godyaanyo ee Koonfurta Gobolka mudug Ciidamada ayaa howlgalkaan ku burburiyay gaari walxaha Qarxa ay ka...

Qaraxyo ay gacanta ku dhigeen Ciidanka XDS iyo Kuwa Galmudug oo maanta la qarxiyay

0
Qaraxyo todobaadkii hore lagu qabtay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu qarxiyey duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Ciidamada qeybta 21-aad oo todobaadkii...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan foggaan arag ah la qaatay Midowga Musharixiinta

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta oo ay ka wada hadleen arrimaha dhammeystirka doorashooyinka...

Ciidanka daraawiishta Galmudug oo bur buriyay gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen argagixisada

0
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Godyaanyo ee Koonfurta Gobolka mudug Ciidamada ayaa howlgalkaan ku burburiyay gaari walxaha Qarxa ay ka...

Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Dowladda

0
Maxamed Tawane Cabdi iyo Deeqow Ibraahin Cabdale oo ka wada tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan dgmada...

Ciidamada Ruushka oo lagu eedeeyay inay Gantaallo ku weeraray xarun tareenada laga raaco

0
Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in gantaal uu Ruushku ku weeraray xarun tareenada laga raaco oo ay ku taalla magaalada Kramatorsk, halkaasi oo ay ku...