Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Washington kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka
Washington- Wasiirka wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo uga qeybgalaya magaalada Washington ee dalka Mareykanka shirarka Sanadlaha ah ee Bangiga...
Guddiga FEIT iyo SEIT Jubbaland oo ka shiray dardar galinta doorashada kuraasta deeggaan...
KISMAAYO- Guddiyada doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT, guddiga Xallinta Khilaafadka EDRC iyo Guddiga SEIT Jubbaland ayaa shir wadajir ah ku yeeshay magaalada Kismaayo ee...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo digniin u diray Xubnaha kamid ah Guddiga FEIT
Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal FEIT waxaa uu baaq u dirayaa xubin walba oo guddigan FEIT ka tirsan oo qaada talaabo aan...
Shariif Maxamed Cabdalla oo qaatay Shahaadada murrashaxnimo ee Guddoomiyaha BFS
Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah murrashixiinta ugu cad cad ee utartamaya qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa maanta qaatay shahaaddada musharaxnimada...
Qaar ka mid ah murrashaxiinta guddoonka BFS iyo ku xigenadiisa oo shahaadadoodi murrashaxnimo qaatay
Guddiyada doorashooyinka guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii labaad wada diiwaan gelinta iyo shahaado siinta musharrixiinta u tartameysa lixda kursi ee guddoonka...
Murrashaxiinta u tartamaysa kursiga Hop154 oo Maanta la diiwaangeliyay
Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed SEIT ayaa Shahaadad Musharaxnimada Gudoonsiiyey Sareedo Maxamed Cabdalla iyo Nasteexo Maxamed Yuusuf oo ku Tartamaya kursiga Tirsigiisa...
Israa’iil oo maalintii Afaraad wado xanibaadda Masjidka Al-Aqsa
Maamulka Israa’iiliyiinta ayaa maalintii Afaraad sii wado xanibaadda ay ku hayaan dadka ku cibadeeysanayo Masjidka Al-Aqsa. xaaladda Daanta Galbeed iyo Marinka Qasa ayaa qarka...
Guddiga Maamulka Doorashada Koonfur Galbeed oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada kursiga HoP#154
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey Jadwalka Doorashada kursiga HoP#154. oo dib loo dooranayo si loo waafajiyo habraaca guud...
Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab
Howlgallo qorsheysan oo ay sameeyeen Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan ururka 84-aad, guutada 14-ka October ayaa waxaa lagu soo qabtay dhaqarqabe ka tirsanaa kooxda...









