Joe Biden oo sheegay in Taageeradii ay siiyeen Ukraine ay sameeysay isbedel dhanka dagaalka...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Gantaallada Javelin-ka ee Mareykanka uu siiyay Ukraine ay sameeyeen isbedel dagaal oo dhab ah, isagoo sidokale qiray...
Turkiga oo diyaarinaya mashruuc cusub oo qaxooti Suuriyaan ah ay si iskood ah ugu...
Dowladda Turkiga ayaa diyaarinaysa mashruuc cusub oo 1 milyan oo qaxooti Suuriyaan ah ay si iskood ah ugu laabanayaan dalkooda.
“Waxaan fulin doonaa mashruucan dhawaan...
Xildhibaannada labada Aqal ee BFS oo maanta yeelanaya kulan wadajir ah.
Xildhibaannada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa Maanta la filayaa in ay yeeshaan kulamo looga hadlayo Ajandayaal dhowr ah oo ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacab oo shir la yeeshay Saraaakiisha Ciidamada qalabka sida
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa isugu yeeray dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka sida.
Shirkan...
RW Rooble oo suxufiyiinta ugu hambalyeeyay maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da May oo ah Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka.
Ra’iisul Wasaaraha...
Taliska Booliska oo faah-faahiyay kiiska Askari dhawaan lagu dilay Muqdisho
Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed , Cabdifitaax Aaden Xasan ayaa faah-faahin ka bixiyay qaabka uu u dhacay dilka , Cusmaan Salaad Daahir (Atooraha badda), oo...
Howlgalka ATMIS oo hub laga furtay Al-Shabaab ku wareejiyay Ciidanka XDS
Ciidanka howl-galka midowga Afrika ee ATMIS ayaa hub laga furtay malleeshiyada Al-shabaab waxa ay ku wareejiyeen Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.
Hubkan oo isugu jira dheshiikayaal,...
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafadda
Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in...
Ray”iisul Wasaaraha XFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Fidrig
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga.
“Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka...
Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Ciidul Fidriga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan...










