Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la xariira dib u heshiisiinta la qaatay odeyaasha...
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumada federaalka Soomaaliua Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta kula wadatashi la xariira dib u heshiisiinta la...
Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay howlgalada ka dhanka ah...
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii dhagarqabe Cali Dheere, ka soo yeeray kadib dharbaaxada iyo...
Midawga Yurub oo lacagaha ka jaraya dal xubin ka ah
Hay’adda fulinta Midowga Yurub ayaa ku baaqday in la dhimo 7.5 bilyan oo Yuuro oo lagu maalgeliyo Hungary, sababo la xiriira walaac laga qabo...
In ka badan 45 dhagar qabe oo argagixisada laga dilay
Howlgal culus oo ay iska kaashanayaan ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka deegaanka oo ka socda deegaanka Yasooman oo hoos taga degmada Buula-burde ayaa lagu...
Wafdi seddex geesood ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo...
Magaalada Qaahira waxaa ka furmay fadhiga 48aad ee shirka shaqada carabta kaasoo ay kasoo qeyb galeen dhamaan dalalka ku bahoobay ururka Jaamacada Carabta oo...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo warbixin ka dhagaystay madaxda wasaaradda Beeraha
Raiisul Wasaaraha JFS Mudane Hamza Abdi Barre, oo warbixin ka dhagaystay Wasiiradda Wasaaradaha Beeraha heer Federaal iyo mid Dowladd gobolleed, ayaa boggaadiyay dadaalka iyo...
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha XFS oo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ka dhagaystay warbixin...
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xirsi Jaamac Gaani, oo kulan la qaatay Agaasinka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Xarunta Qaran ee Hawgallada Gurmadka...
Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka oo la kulmay masuuliyiin ka socotay UNICEF
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta la kulmay Madax ka socotay Hay’adda...
Argagixisada oo bilowday inay horjoogayaashooda kula kacaan falal ka baxsan Insaaniyadda dhimashadooda kadib.
Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan furimaha dagaalka ka dhanka argagixisada ayaa soo wariyay Falal la yaab leh oo ay Argagixisada Shabaab kula dhaqmaan...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Ururka Caafimaadka Aduunka ee WHO oo maanta yeeshey...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Ali Xaaji Aadan oo ay Wehilnaysay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dr. Maryama Mohamed Hussein ayaa maantay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Caafimaadka...










