Wararka

Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada heer Federaal...

0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD-SHARAFYO GUDDOONSIIYEY XULKA 17 JIRRADA AH EE KU GUULEYSTAY KOOBKA...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee ku guuleystay Koobka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay Madaxweynaha Koonfur-galbeed

0
Baydhabo- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed...

Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda oo tababar u soo xiray Agaasimyaasha Guud ee...

0
Tababarkaan oo ay ka soo wada qeyb-galeen Guddoomiyeyaasha Guddiyada Shaqaalaha Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo khubarro...

WARGEYKA DALKA OO ISNIIN WALBA SOO BAXA KALA DAG LINKIGA HOOSE

0
https://drive.google.com/file/d/1WRW_xH1i8tLhz-SPNszOQQPKGCq6OvdM/view?usp=sharing

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Garoonka kusoo dhaweeyay cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay cayaartoyda Kooxda...

Ra’iisul Wasaaraha Xamsa oo gaaray Magaalada jigjiga

0
-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa...

Caalamka Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn oo duqeeyay Caasimadda Ukraine

0
Ugu yaraan shan qarax ayaa laga maqlay caasimadda Ukriane ee Kyiv-xilli la taliyaha madaxweynaha dalkaas uu ku eedeeyay inay ka dambeeyeen duqeymaha diyaaradaha aan...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada degaanno katirsan Shabeellaha Dhexe

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa saakay howlgallo ka dhan ah argagixisada waxaa ay ka wadaan degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada oo shalay...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada degaanno katirsan Shabeellaha Dhexe

0
-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa saakay howlgallo ka dhan ah argagixisada waxaa ay ka wadaan degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada oo shalay...