Wararka

Myanmar :suxufi Maraykan ah oo lagu xukumay 11 sano

0
Maxkamad ku taal dalka Mayanmaar ee ay maamulaan ciidamada ayaa xabsi gaaraya 11-sano oo xarig ah ku xukuntay suxufi u dhashay dalka Mareykanka oo...

Ciidamada Kumandowska Oo La Wareegay Deegaano Ay Joogeen- Al-Shabaab

0
Ciidamada Kumandowska Qaranka oo howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaano dhaca galbeedka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maleeshiyada Al-Shabaab kala wareegay Tuulooyin ka tirsan...

Ciidamada amniga oo la wareegay deegaano ay ku sugnaayeen nabad-diidka Al-Shabaab

0
Ciidamada amniga oo howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaano dhaca galbeed magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maleeshiyada Al-Shabaab kala wareegay Tuulooyin ka tirsan gobolkaas...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif Sheikh...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku hooqday madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif Sheikh Axmed oo ay ka wada hadleen...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Munaasabad Qado sharaf ah oo ay u...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad qado sharaf ah oo ay qaar ka mid ah...

Bakool:dad xoolo dhaqato ah oo ku waxyeeloobay qarax miino l

0
Wararka ka imaanaya degmada Xudur ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawacba ay soo gaareen dad xoolo dhaqato ah oo manta marayey inta u dhaxeysa...

Xuska maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka Oof-wareenka

0
Dalalka dunida ayaa manta u dabbaaldegaya xuska  munaasabadda 12-ka Nofembar oo ah maalinta wacyigelinta cudurka ku dhaca sanbabaha ee loo yaqanno Oof-wareenka Cudurka Oof-wareenka waa...

Maamulka Maxkamadda Sare ee dalka oo la kulmay madaxda Garsoorka Ruwanda

0
Godoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed iyo  Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo Ku sugan Dalka Rwanda. ayaa kulamo...

Ciidamada Gobolka Hiiraan oo howlgallo ka fuliyay deegaanno dhowr ah.

0
Ciidamo ku midoobay la dagaalanka Al-Shabaab oo ka socda Gobolka Hiiraan ayaa howlgal ka dhan ah kooxdaasi  ka fuliyay  deegaanno dhowr ah oo hoostaga...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa oo safar shaqo ku joogo Turkey ayaa...

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa JFS Abuukaate Mohamed Hussein Haamud oo safar shaqo ku joogo Turkey ayaa maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee...