3-da December Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah (warbixin)
Guud ahaan madaxda iyo shucuubta dalalka caalamka ayaa manta u dabbaaldegaya xuska maalinta caalamiga ah ee Naafada
Xuska maalinta Naafadaoo waa mid sanadle ah,waxaana lagu...
Safiirka Soomaaliya ee Masar oo la kulmay saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga
Safiirka JFS ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa xarunta safaaradda ee dalkaasi kula kulmay saraakiil...
Ciidamada Kumaandooska Danab oo bur buriyay fariisimo ay argagixisada ku lahayd Jubbada
qorshaysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ururka 5aad Guutada 16 ee Kumaandooska Danab iyo kuwa Dowlad Gobaleedka Jubbaland ee Daraawiishta ayaa laga...
Madaxweynaha Galmudug oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Maamulkaas
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Shir guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Galmudug.
Shirka ayaa looga hadlay arrimaha amniga,...
Mudane Jamaal Xassan Ismaaciil oo loo dhaariyey Xilka Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha...
Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamanka 10-aad Ayaa Maanta Kulan Isugu Yimaadeen Xarunta Guddonka Iyo Guddiyada Villa Hargeysa Lagu Dhaariyey Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Xanaanada...
Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallim, ayaa dalka dib ugu soo...
Wasiirad Fowsiya Abiikar oo kormeertay xarumaha caafimaadka ee Kismaayo
Kismaayo-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka XFS Drs. Fawziya Abikar Nur oo ay wehliyaan Wasiirrada Caafimaadka ee Dowlad Gobaleedyada dalka ayaa maanta booqday Machadka Tababarada Umulisooyinka ee Magaalada...
Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay xarumaha caafimaadka ee Kismaayo
Wasiirka Caafimaadka XFS Drs. Fowziya Abiikar Nuur oo ay wehliyaan Wasiirrada Caafimaadka ee Dowlad Gobaleedyada dalka ayaa maanta booqday Machadka Tababarada Umulisooyinka ee Magaalada...
NISA ayaa caawa hawlgal Qorshaysan ka fulisay Caasimada Muqdisho.
NISA ayaa caawa hawlgal Qorshaysan ka fulisay Caasimada Muqdisho.
“Howlgal gaar ah ayaa caawa lagu beegsaday 15 sargaal oo Argagixisada Maafiyada ah ee Alshabaab u...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kormeeray xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya
Nairobi- Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo safar shaqo ku joogay magaalada Neyroobi ayaa kormeer ku...