Mareykanka oo sheegay inay gacanta ku dhigeen Hub iyo Saliid laga leeyahay Iiraan
War qoraal ah oo ka soo baxay Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Badda Mareykanka ay la wareegeen Hub, Shixnad Saliid ah...
Wasiirka xannaanada xoolaha XFS oo Jabuuti kaga qeyb-galay shir looga hadlayo tayaynta xoola dhaqatada
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa kaga qeybgalay shir heer sare oo...
Guddiga doorashadda gobolladda waqooyi ayaa shaaciyey Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya ergada illaa saddex...
Guddiga Doorashada kuraasta Gobolladda Waqooyi ee Somaliland, ayaa shaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada Rayidka ee soo Xuleysa ergada illaa saddex kursi oo kamid kuraasta...
Taliska Booliiska oo War kasoo saaray dilka Carruur Walaalo ah
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa ka warbixiyay dhacdo lagu dilay laba Carruur Walaalo ah oo ka dhacday Aaga Weeydoow degaanka...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada faderaalka soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman
Ra’iisul Wasaaraha iyo...
Wasiir Dubbe oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya
Wasiirka warfaafinta XFS mudane Cismaan Aboka Dubbe ayaa maanta Xaafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi, Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi...
Wasiirka Caddaalada oo ka qeyb galay shirka Wasiirada Jaamacadda Carabta
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo u wehliyo Danjiraha Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar si...
Wasaaradda Warfaafinta iyo safaaradda Shiinaha oo heshiis kala saxiixday
Heshiiskan is-af-garadka ah waxaa uu ku saabsan yahay dayactirka iyo qalabeynta Tiyaatarka qaranka, Radio Muqdisho iyo wakaaladda wararka SONNA, waxaana kala saxiixday wasiirka warfaafinta,...
Kulanka ku Saabsan Qorshaha Horumarinta Galmudug oo laga furay Dhuusamareeb
Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ahna ku-simaha Madaxwaynaha Mudane Cali daahir Ciid ayaa Magaaladda Dhuusamareeb ka furay Wadatashiga iyo Qorshaha Horumarinta Dowladgobaleedka Galmudug ee afarta sano...