Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Djibouti ayaa la kulmay madaxweynaha Jamhuuriyadda  Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo...

Ururka caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digtay kala duwanaanshaha labada Feyrus ee Coronavirus...

0
Omicron ayaa markii ugu horaysay waxaa laga helay dalka Koonfur Afrika bishii November iyadoo ay taas shaca ka qaadeen saynisyahanno ku sugnaa dalkaasi ay...

Taliyaha Ciidamada Xoogga oo la wareegay Agab loogu tala galay Ciidanka xoogga ee ka...

0
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage iyo sarakiil u hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Wafdiga Taliyaha ayaa...

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Shil gaari oo ka dhacay Koonfur Afrika

0
Allaha u naxariistee Waxaa shil gaari ku geeriyooday muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray  Maxamuud Cabdullahi Kulane, oo ku magac dheeraa (Madaxeey),  kaasi oo...

Wareegga 8 dhamaadka tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka oo la sameeyay “SAWIRRO

0
-Tartanka kubadda Cagta degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 oo si habsami leh uga socdo Muqdisho ayaa waxaa la soo gabo gabeeyay wareegga group-yada. Xulka...

Safiirka JFS ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta oo qaabilay...

0
Safiirka Jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirkii horre...

Maamulka Gobolka Banaadir oo bur buriyay dhismooyin sharci darro ahaa oo laga dhistay hareeraha...

0
Dowladda Hoose ee Xamar ayaa howlgal lagu burburinayay dhismooyinka sharci darada ah ee laga dhisay hareeraha waddooyinka ka fulisay  Degmada Kaaran, iyadoo howlgalkaasi uu...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 9aad ee...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Djibouti uga qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 9aad ee aasaaskii machadka Heritage ayaa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Djibouti

0
Djibouti- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Djibouti, halkaas oo...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...

0
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan miro dhal ah la qaatay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay...