Safiirka JFS oo ka qeyb-galay shir looga hadlayay xiriirka wadamada Carabta iyo Shiina
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa ka qayb galay shir uu soo agaasintay Wasaaradda arrimaha dibadda ee...
Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo goor dhaw Furmay.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa goor dhow xarunta xalane ka furay madashada iskaashiga Soomaaliya iyo beesha caalamka.
Ra’iisul wasaare Rooble oo khudbad...
Tallaalka Covid19 oo rasmi ah uga bilaabanaya dalka Ingiriiska
Lodon- Qaybtii ugu horaysay talaalka Pfizer/BioNTech ee xanuunka Covid19 oo uu dhaliyo CoronaVirus ayaa la gaarsiiyay qaar ka mid ah isbitaallada iyo goobaha caafimaadka...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo shaqaalaha kula dardaarmay dardargelinta shaqada Wasaaradda
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa kulan lagu dardar gelinayo howlaha Wasaaradda la qaatay madaxda iyo howl wadeenada Wasaaradda, waxaana goobjoog ahaa Wasiiru...
Howlgal amniga lagu sugayo oo ka bilawday Gaalkacyo dhinaca Galmudug
Gaalkacyo- Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Galmudug ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxaa ay ka bilaabeen maanta Magaalada Gaalakcyo ee Xarunta gobolka Mudug, halkaas...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyey kullan looga diyaar garoobayo madasha Soomaaliya iyo...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa shir guddoomiyay kullan ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada...
Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deeganno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, waxaana howlgalkaasi lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.
Howlgalkaan ayaa waxaa...
Madaxwayne Farmaajo oo bogaadiyay dadaallada Xukuumadda ee arrimaha doorashooyinka
Madaxwaynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xukuumadda federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay galisay arrimaha doorashada iyo fulinta doorkii dowladda federaalka...
Qorshe wax looga Qabanaayo sicir-bararka oo maanta ka dhaqan galaya Puntland
Garoowe- Maanta waxaa lagu wadaa inuu dhaqan galo go’aankii khamiistii ka soo baxay golaha wasiirrada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo shirkadaha...
Qaramada midoobay oo gurmad bani’aadminimo ka bilowday gobolka Tigreega
Adis-Ababa- Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday inay bilawday howlaha gargaar bini aadanimo lagu gaarsiinaayo gobalka colaaduhu ka socdaan Tigreega ee dalka Itoobiya.
Arrintaan ayaa timid...