Mid kamid ah Maleeshiyaadka Alshabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka
Cusmaan Cabdi Kuusow oo ka tirsanaa argagixisada Alshabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Qeybta 60aad kadib markii u sheegey in...
Ra’iisul Wasaaraha Jfs Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomay deeq gargaar ah.
Ra’iisul Wasaaraha Jfs Mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Ka guddoomay deeq gargaar ah dowladda Imaaraadka Carabtu ugu talo gashay caawinta dadka abaartu saameysay,...
Tiro Al-Shababab ah oo saaka lagu dilay deegaanka Baxdo
Wararka ka imaanaya deegaanka Baxdo ee Galmudug ayaa sheegay in halkaasi uu saaka ka dhacay dagaal u dhaxeeyay kooxda Al-Shaab iyo dadka ku dhaqan...
Wasiirka Shaqada XFS oo ka warbixiyay qodobbo la xiriiray shaqo abuurka iyo caawinta dadka...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS C/wahaab Ugaas Khaliif oo ka qeybgalay barnaamijka kulamka todobaadka ee warbaahinta qaranla ayaa ka hadlay arrimo la...
Tirakoob iyo dib u habeyn lagu sameeyay ciidamada xoogga ee ku sugan Hiiraan
Taliyaha guutada shanaad ee ciidamada xoogga dalka Col Maxamuud Xassan Ibraahim Baakay, ku xigeenka xeer-ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashanle Maxamed Cabdiqaadir Maxamed, iyo...
Ciidanka xoogga oo dilay shan ka mid ah horjoogayaasha Al-shabaab
Ururka 4-aad guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab XDS ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Gamboole ee Gobolka Shabeellada dhexe.
Howlgalkan ayaa waxaa lagu dilay...
Wasaaradda ganacsiga oo furtay kulan lagu xoojiyanayo maamulka ganacsiyada gaarka loo leeyahay
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md, Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa furay kulanka aqoon-iswaydaarsiga ah oo u dhaxeeya dowladda iyo ganacsatada, kulankan...
Gabdho tababar umulisanimo loogu qabtay Kismaayo
69 gabdho umuliso ah oo ka kala yimid 11 gobol oo dalka kamid ah ayaa magaalada Kismaayo loogu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan barashada...
Magaalooyin ka tirsan Galmudug oo laga hirgelinayo Leyrarka ku shaqeeya cadceedda
Wasiirka wasaaradda tamarta iyo biyaha dowlad goboleedka Galmudug, Maxamuud Cabdi Kaarshe ayaa degmada Gelllinsoor ka dhagax dhigay mashruuc leyrarka kushaqeeya cad-ceedda looga hirgelinayo magaalooyin...
Suuriya goob u dhow xarun ay ku sugan yihiin Ciidamada maraykanka oo lala beegsaday...
Tiro gantaalo ayaa lala beegsaday goobta saliidda ee Al-Cumar ee gobolka Deir ez-Zor ee bariga Suuriya, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidammada Mareykanka.
Gantaalladan...