Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga Soomaliyeed iyo saraaakiil kale oo ka tirsan ciidanka xoogga...
Muqdisho- Taliyaha ciidanka dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi (Shariifu Arwaax) iyo saraakiil u hogaaminayo oo hawlo nabadeed ka bilaabay degmada...
AMISOM oo deeq Daawo ah ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka K/galbeed
Muqdisho- Daawadan oo ka kobneed nocyo kala duwan oo looga talagaley in lagula tacaalo Cudurka Safmarka ee Covid-19 iyo Cuduro kale ayaa Waxaa Ciidanka...
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo sagootiyay ciidan tababar loogu qaaday Turkiga
Muqdisho- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Muqdisho ka Sagootiyay cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor Gor oo tababar ku...
UK oo galeysa xayiraad cusub oo karoonaha la xiriira
Muqdisho- 16 bishaan December oo ku beegan arbacada waxaa qeybo ka mid dalka UK oo ay ku jirto magaalada caasumada ee London ka dhaqan...
Dowladda Soomaaliya oo xiriirka u jartay Kenya
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyada oo ka duuleysa madaxbannaanideeda qarannimo ee uu dammaanad qaadayo xeerka iyo qaanuunka caalamiga ah, gudanaysana waajibka dastuuriga ah ee ka...
Horjoogayaashii Argagixisada u qaabilsanaa samaynta qaraxyada oo lagu qaarajiyay Jubbada dhexe.
Muqdisho- Ciidamada Xooga dalka ayaa how-gal qorshaysan oo ay ka sameeyeen dagmada jilib ee gobolka jubada dhexe ku dilay qaar ka mid ah horjoogayaashii...
Madaxweyne Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay guddoonka Baarlamaanka Galmudug
Muqdisho- Madaxwaynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa casho sharaf ku maamuusay xildhibaannada iyo guddoonka baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug.
Casho sharaftaan oo ka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb.
Ra’iisul wasaaraha xukumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu maanta booqasho ku tago magaalada Dhusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Wafdi hor...
Dowladda Soomaaliya oo IGAD u gubsiay dacwad ka dhan ah Kenya
Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay urur goboleedka igad dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda dowladda kenya ay kula kacday madaxbanaanida jamhuriyadda...
Maamulka ku meel gaarka ah ee dowlada Itoobiya u sameysay ismaamulka Tigray oo la...
Mekele- Madaxa maamulka ku meel gaarka ah ee dowlada Itoobiya u sameysay ismaamulka Tigray Dr. Mulu Nega ayaa maanta la wareegay shaqada cusub ee...