61 xubnood oo ka tirsan Khawaariijta ayaa lagu dilay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha...
Ilaa iyo 61 xubnood oo katirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida...
Golaha Aqalka Sare oo markale sii wada maanta ka doodisata xeer hoosaadka Golaha
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Abdi Hashi Abdullahi oo uu wehliyay Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta shir guddoominaya kalfadhiga...
Baraziil :Taageerayaasha madaxweynihii hore oo weerarary goobo muhiim ah iyo boliiska oo qabtay tiro...
Booliiska Dalka Braasiil ayaa xabsiga dhiogay in ka badan 300 oo qof,kadib markii taageerayaasha madaxweynihii hore ee dalkaasi ay rabshado ka sameeyeen dhismayaasha baarlamaanka,...
Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS oo ka doodayo hindise sharciyeedka hey’adda sirdoonka Qaranka&kan aqoonsiga diiwaan...
Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS oo kulan ku leh xarunta golaha ayaa loo qeybiyay labba hindise sharciyeed kuwaas oo kala ah hindise sharciyeedka hey’adda sirdoonka...
Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo kormeeray garoomada ciyaaraha ee ku yaala magaalada...
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaaradda...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo booqday xarunta Ergada Joogtada DFS ee OIC
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xil. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) oo howla shaqo u joogay dalka Sacuudi Carabiya ayaa halkaas...
Sarakiisha ciidanka xoogga dalka oo dhawaan soo afjari doonno howlgallada ka socoda gobolada Galgaduud...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku sii siqaya furumo hor leh oo ay kaga sugan yihiin gobolada Galgaduud iyo Mudug si ay uga xoreeyaan...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo Mareykanka kala wareegay hub ay ugu talagaleen Ciidamada Danab
Wasiirka Gaashandhigga JFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya kala wareegay hub ay ugu talagaleen Ciidanka Danab.
Safiirka Maraykanka ee u fadhiya...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo iskaashi ka yeelanaya horumarinta Duulimaadka
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga XFS oo kulan la qaatay Safiirka Mareykanka
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Hon. Jibril Abdirashid Haji oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud Mudane Mohamed Saney Dalmar, ayaa maanta kulan la qaatay...










