Dalalka Qaniga ah oo lagu eedeeyay in ay wadaan xeelado arxan-daran oo k adhan...
Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku dhaleeceeyay dalalka qaniga ah iyo shirkadaha waaweyn ee tamarta in ay wadaan xeelado arxan-daran oo ka dhan...
Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socda Qaramada Midoobay
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xusee Jimcaale ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay hawlwadeenada sare-sare ee ka socday barnaamijka UN-JPLG ee Qaramada...
Golaha Aqalka sare oo Akhrinta koowaad marsiiyay labo sharci oo muhiim ah
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 19-aad.
Ajandaha Kulanka ayaa ahaa qeybinta Xeerka gaarka...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo kormeeray xeryaha ciidamada DANAB ee magaalada Kismaayo
Kismaayo- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xeryaha ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danabee magaalada Kismaayo.
Madaxweyne Xasan ayaa...
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo kormeeray qaar ka mid ah saldhigyada Booliska gobolka Banaadir
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliyeed, Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa kormeeray Qeybta Boliiska Bartamaha ee gobolka Banaadir, gaar ahaan saldhigyada Boliiska degmooyinka Xamar-jajab, Xamar-weyne,...
Qorshaha qaran ee Soomaaliya cagaaran oo dardar ku socda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Dhir ku beeray Aqalka Martida Jubaland ee...
JACEYL IYO MASEYR MAXAA KALA HEYSTA
beri ayaa waxa jiray qoys reer baadiyo ahaa qoys kaas waxay ka koobnaayeen wiil iyo aabihiis iyo hooyadiis waxayn ku noolaayeen meel cidlo ah...
TIXANAHA SHEEKADA MAANA FAAY (QEYBTII 33-AAD
Mukhtaarna aaway? Ma ogi. Ma ogi. Ma ogi! Dhub Allaha siiyo dhiblowgaas! Markuu Iikar ku soo dhacay bay isku naxday. Intay Axmed wajigiisa eegmo...
SIR DUMAR MIYAA LAGA SAL GAADHAA?
Beri baa waxaa dhacday qiso aad u yaab badan sidoo kalena qosol badan waxa ay ka dhacday wadammada Carabta
Waxaa jiray islaan aad u caqli badan...









