Ciidamada Qaranka oo howlgal lagu soo qabtay maandooriye iyo hub ka sameeyay duleedka Balcad
Balcad- Cutubyo ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, NISA iyo Booliska maamulka Hirshabeelle ayaa deegaanka Ceelcadde oo hoos taga degmada Balcad kusoo qabtay shan...
Dowladda Soomaaliya oo Markab sida shixnad gargaar kala wareegtay Imaaraadka Carabta
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta safiirka Soomaaliya u jooga dalka Imaaraat- ka carabta, Axmed Jumca Alrumeyth kala wareegay markab...
Ciidanka dib u xoreynta gobolka Sh/Dhexe oo isku fidiyay degaanno dhaca galbeedka magaalada Jowhar
Kooxda khawaariijta arxanka daran ayaa wajahaya cabsi iyo kala carar ka dib markii ay jab xooggan kala kulmeen gulufka dagaal ee ay ku hayaan...
Ra’iisul Wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane, Saalax Jaamac iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Yusuf Xuseen...
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay tayaynta warbaahinta iyo dalxiiska
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan gaar ah kula yeeshay safiirka dowladda Talyaaniga u jooga...
Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo galay maalinkii 3-aad
Shirweynaha waxbarashada dalka ayaa galay maalintiisa 3-aad, waxaana soconaya dood cilmiyeedyo kala duwan oo ay ka mid tahay Caafimaadka iyo Bed-qabka ardayda Dugsiyada iyo...
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadka
Muqdisho, Arbaco 15, March, 2023
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomin doona Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ay ka...
Honduras oo xiriirkii diblumaasi la yeelaneysa Shiinaha
Madaxweynaha Honduras, Xiomara Castro, ayaa ku dhawaaqday in dalkeedu uu doonayo in uu xiriir diblumaasiyadeed la yeesho Shiinaha, wallow go,aankaasi ay siweeyn ugu carootay...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan mahadcelin ah u sameeyay Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiga...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa hoygiisa kulan mahadcelin ah ugu sameeyay Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiga Joogtada ah.
Ra’iisul Wasaare Xamse...
Xubno ka tirsanaa khawaarijta oo xukun qisaas ah lagu fuliyey
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay saddex dhagar-qabe oo ka tirsanaa khawaarijta kuwaas oo horey u geystay dambiyo isugu...










