Wararka

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Sacuudiga

0
Riyadh- Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr; Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Sacuudiga. Wafdiga uu hoggaaminayo Xeer...

Wasiirka cadaaladda oo daah-furay imtixaanka bixinta ruqsadda Nootaayada

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta daah-furay imtixaanka bixinta ruqsadda Nootaayada dufcadda saddaaxaad oo ay u fariisteen...

Falcelinta madashii furnayd ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh uga jawaabay su’aalaha Shacabka

0
Ka dib markii uu Madaxweynaha JFS Mudane Dr: Xasan Shiikh Maxamuud uu ka qeyb galay madashii furneyd ee su’aalo Dadweyne lagu weydiinayay, islamarkaana uu...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 10 May, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaddey tallaabbooyin ka...

Ciidamada Booliiska oo gacanta ku soo dhigay eedeesane fakad ahaa

0
Taliska Qeybta Guud ee Boliiska gobalka Banaadir, ayaa sheegay in ciidamada Boliiska ee ka howlgala Saldhigga degmada Howlwadaag, ay gacanta ku soo dhigeen nin...

Sacuudiga iyo Suuriya oo ku heshiiyay inan dib usoo celiyaan xiriirkooda diblomaasiyadeed

0
Dalalka Sacuudi Carabiya iyo Suuriya ayaa go’aansaday inay dib u bilaabaan howlahoodii diblomaasiyadeed, ka dib in ka badan 10 sano oo ay albaabada u...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku gaaray Qatar

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa booqasho rasmi ah oo dhowr maalmood ah ku gaaray Caasimadda dalka Qatar...

Hooyo isku duubtay dhagar-qabe qarax sida oo si naf-hurnimo leh u badbaadisay askar ka...

0
Hooyo isku duubtay dhagar-qabe qarax sida oo si naf-hurnimo leh u badbaadisay askar ka tirsan ciidamada qaranka ( Warbixin). Magaceeda saxda ma ahan, balse waxaan...

Ra’iisal wasaare Xamse oo ka qayb galay xuska maalinta midnimada Yurub

0
Ra’iisul  wsaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan maalinta Midnimada iyo Nabadda ee Yurub ayaa ugu...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo daah furay madasha Isku-duwidda deeqaha horumarinta dalka

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Jaamac ayaa maanta daah-furay madasha Iskaashiga horumarinta Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo ay soo qabanqaabisay...