QALABKA ISKU XIRKA BULSHADA IYO SAAMEYNTA TAHRIIBKA
Muddo haatan laga joogo 40 sano ayuu qalabka isku xirka bulshada (Social Media ku soo biiray caalamka waxaana emailkii ugu horreeyey la is weydaarsaday...
ISTICMAALKA GAARIGA HOOMEYDA OO SII YARAANAYO
a u garan ogtahay (Caasi ama Bii’al) wuxuu soo baxay qiyaastii 2,000 ilaa 2001’dii waana mid ka mid ah gawaaridda dadweyne oo inta oo...
KHAWAARIIJ IYO DUUL GAR-DARANBA LOOMA GARAABO.
Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la dhaafay waxaa bulshada soomaaliyeed dhexdooda ku batay gafafka, gabood-fallada, qardoofoonka, handadaadaha, dilalka arxan-darrada ah, boobka iyo dhaca xoolaha,...
QOYSASKA MAXAA BURBURIYA?
Guurku waa sunno sida uu noo sheegay Rasuulkeenna NNKH, qofkana wuxuu guursan karayaa markuu qaangaaro rag iyo dumar ba, iyadoo wanaagga guurka aanan la...
HAL-DUCEEDYADII ABWAAN XAAJI AADAN AFQALOOC (QEYBTII 2-AAD)
Oraahyadii labeenta ahaa ee Abwaan Xaaji Aadan afqalooc waxaa kamid ahaa meeriskan soo socda oo uu ku xoojinayo dulucda maahmaahdii ahayd" tii gabe tu...
DIFAACA DALKA WAA LOO SIMAN YAHAY
Geyiga aan ku nool nahay ee soomaaliyeed difaaciisa waa mid loo wada siman yahay bulshada oo dhanna waxaa looga baahan yahayin ay ka difaacaan...
Ciidanka Boliiska oo ku howlan xaqiijinta amniga ee xilligga Ramadaanka
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska ciidanka boliiska Soomaaliyeed ayaa looga hadlay howlgallada ciidanee ka socda Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan gobolada...
Ciidanka ammaanka oo Isgoyska Bakaaraha ku toogtay 2-kamid ah khawaarijta
Ciidanka ammaanka, gaar ahaan kuwa Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa ku toogtay laba dhagarqabe oo ka tirsana Khawaarijta Al-Shabaab.
Raggaan oo ku hubaysnaa laba...
Daadad mar kale ku rogmaday Baardheere oo sababay dhimasho
Baardheere- Daadad xooggan ayaa ku soo rogmaday degmada Baardheere ee gobolka Gedo, waana markii labaad muddo toban maalmood gudahood ah.
Saddex qof oo isku qoys...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo bilowday barnaamij loogu magac dray xorriyad ku afur
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi ,ayaa sheegay in la bilaabay barnaami loogu magac daray xorriyad ku afaur oo...










