Ra’iisul Wasaare Xamse oo Daah-furay Adeegga Isku Xirka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Daah-furay hirgelinta Adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka oo suurtagelinaysa in ay is wici karaan...
Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Hay’addaha Amniga iyo gobolka Banaadir
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Amniga Qaranka, hey’adaha amniga iyo maamulka Gobolka Banaadir, kaasi oo...
Khawaarijta oo jab xooggan lagu gaarsiiyay howlgal ka dhacay degmada Ruun-nirgood
Kooxda Khawaarijta ayaa Jab xooggan lagu gaarsiiyay dagaal ka dhacay degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellada Dhexe.
Wariyaha warbaahinta qaranka, Cusmaan Aadan oo ku sugan gobolka...
Dalal kamid ah Yurub oo qorsheynaya inay iska difaacaan khatarta Ruusha ee xagga...
Taliyeyaasha ciidamada cirka ee Sweden, Norway, Finland iyo Denmark ayaa sheegay inay saxiixeen warqad ay ku doonayaan inay ku abuuraan difaac midaysan oo waqooyiga...
Khawaariijta oo dhexdooda iska dilay 43 xubnood
Kooxaha khawariijta ee Al-shabaab iyo daacish ayaa bilaaabay in ay isku qaadaan weeraro joogta sida ay xog ku ogaatay warbaahinta qaranka oo isha ku...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo kulan la qaatay guddoomiyeyaasha maxkamadaha degmooyinka gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha degmooyinka Gobalka Banaadir oo uu kala hadlay dhaqan-gelinta Xeer-nidaamiyaha...
Wasaaradda ganacsiga oo soo bandhigtay hindise sharciyeedka tartanka xorta ah
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa Wasaaradda, waxaana uu warbixino la xiriira hawlaha...
Dowladda Soomaliya oo xaqiijisay in hawlgalada dalka ka socda lagu dilay in ka badan...
Dowladda Soomaliya oo xaqiijisay in hawlgalada dalka ka socda lagu dilay in ka badan 3000 oo khawaariij ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqijiisay in hawlgalada...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo digniin u diray dadka sameeya dukmantiyadda been abuurka ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa...
Dowladda oo ku guulaysatay meel marinta 11 hindise sharciyeed oo muhiim ah [Warbixin]
Xiriirka ka dhaxeeya bulsho, sharci iyo hab dhaqan sharci si loo fahmo sharci waxaa loo baahan yahay in la dul istaago xiriirka ka dhaxeeya...









![Dowladda oo ku guulaysatay meel marinta 11 hindise sharciyeed oo muhiim ah [Warbixin]](https://dalkajournal.so/wp-content/uploads/2023/03/iiii-218x150.jpg)
