Wararka

Shirweynaha Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed oo Maalintii labaad galay

0
Shirweynaha Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa galay maalintiisii labaad kaa uu shalay muqdisho ka daahfuray Raa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi...

Go’aankii la mahdiyay ee joojinta qul-qulka hubka caasimadda (Warbixin).

0
Muqdisho oo muddo badan maaro u la’ayd argagixiso iyo maleeshiyaad magac dila ayaa hadda u muuqata mid ka soo kabaneysa wixii maalmo hore tegay...

Dhinacyada isku haya Suudaan oo ku heshiiyay xabad-joojin todobaad ah

0
Dhinacyada isku haya dalka Suudaan ayaa ku heshiiyey xabbad joojin toddoba ad ah, ka dib wadahadallo ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga. Heshiiskaan  ayaa...

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa  kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann. Kulanka ayaa looga hadlay tageerada...

Ergayga Gaarka ah ee arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Madaxweynaha Galmudug

0
-Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan horudhac u ah Qorshaha Talo Wagaada Madaxda...

R/wasaare Xamse ” Hadda waxaynu jeexnay wado cusub oo si daah-furan loogu tartami doono...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qayb galay munaasabadda shaacinta natiijada saddexdii kun ee macallin dowladdu qaadatay oo...

Madaxii Khawaarijta ee Sakawaadka deegaanno ka tirsan gobalka Galgaduud oo wadno istaag u dhintay

0
Galcad- Madaxii khawaarijta ee u qaabilsana waxaa ay ugu yeeran  sakawaadka ee deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa wadne istaag u dhintay kadib markii...

NISA oo Dekada iyo Garoonka Muqdisho mar kale ku qabatay Saanad Ciidan oo khawaarijta...

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa Dekada Muqdisho ku qabtay Konteenar siday alaabo ay ciidamadu adeegsadaan oo ay ku jiraan Saanad ciidan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhallinyarada ugu baaqay in ay Xukuumadda ku taageeraan ciribtirka amni...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo Siyaasadda Qaran ee...

Saraakiil ka socota dalalka Safka hore oo muqdisho shir ku yeeshay

0
Shir ay isugu yimaadeen dalalka Safka hore ee hoggaaminaya hawlgalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta ayaa ka qabsoomay xarunta talidka ee Ciidanka ee magaalada...