Wararka

Wasiiru dowlaha Caafimaadka XFS oo daah-furtay barnaaamijka dardar gelinta dadaallada cudurka dabaysha

0
Ku simaha ahna wasiiru Dowlaha wasaaradda Caafimaadka Maryama Maxamed Xuseen ayaa maanta daahfurtay Barnaaamijka Derdergelinta Dadaallada Ciribtirks Cudurka Dabaysha. Inta uu socdo wajiga 1aad ee...

Korneel Cismaan Jeelle oo aas qaran loogu sameeyey Muqdisho

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid...

Madaxweynaha JFS oo kulan sagootin ah la qaatay safiirkii hore Maraykanka

0
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andrรฉ Jr oo...

Wasiiru dowlahii hore ee Wasaaradda amniga gudaha oo sheegay uu khilaaf soo wajahay khawaarijta

0
-Wasiiru dawlahii hore ee Wasaaradda amniga gudaha oo ka hadlay khilaafaadka kaย  dhex taagan horjoogayaasha kooxaha argagixisada Soomaalida iyoย  Ajaanibta ka wada tirsan khawaraarijtaย ...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 42-AAD)

0
Axmed Jaamac intuu dadkaas kadeedan is-dul taagay, ayuu u fiirsaday xiisaha la yaabka leh ee ay bur- saliidka qallalan ku jajabsanayaan, sidii iyagoo ka...

TOLOW XAGEEN SHEEKO KA BILLAABAA? (SHEEKO GAABAN

0
Haddeey Xaajo Joogtaa Wiil ayaa gabar soo gursaday, habeenkii u horreysay Aqal galkooda marki dadki ay ka kala tageen ayaa labadoodi isku so hareen,...

HOOYO MACAAN IYO QIIMAHA EEY LEDAHAY?

0
Waxaan doonaayaa maanta in aan wax yar ka tabto ama ka iraahdo qiimaha ay hooyadu leedahay, ma ahan mid wax halkaan lagu soo koobi...

ISBEDALKA DHAQAALE EE KU YIMID GOOBAHA LAGALA WAREEGAY KHAWAARIIJTA

0
Markii uu billowday dagaalka Ka dhanka ah kooxda khawaarijta Al-Shabaab kana billowday maamullada dalka gaar ahaan maamullada Hir-shabeelle, Galmudug oo ay bilaabeen dadka deekaanka...

HADDII DIB LOO SOO CELIYO WARSHADIHII DALKA MAXAA ISKA BADALAAYA NOLASHA BULSHADA

0
Sodon iyo sadax sano Ka hor dalkeena soomaaliya waxa uu lahaa kaabayaal aad u xooggan oo ay dowladdu iyo dowladdaaha aan saaxiibadanahnay ay maal...