Wararka

ROOB BAA RAAXO IYO RASIBA LEH

0
In kastoo uu barwaaqo eebbe inagu galadaystay ay  tahay inaanu uga mahadnaqno mooyee aan tabasho iyo tawaawac toona inaga mudnayn yahay haddana roobka muqdisho sida...

AFKEENU ILAALIN BUU RABAA.

0
Afkeena soomaaliga oo  lagu tiriyo mid kamida kuwa adduunka ugu hodansan, uguna murtida badan ayaa taniyo burburkii dawladdii dhexe waxaa soo food saartay halis...

Diblamaasi Masaari ah oo lagu dilay Suudaan

0
Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa ku dhawaaqday in la dilay kaaliyihii u qeybsanaha maamulka Safaaradda Masar ee  Khartuum. Wasaaradda ayaa barta ay ku leedahay Twitter-ka...

Suudaan oo looga dhawaaqay Xabbad-joojin

0
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in dhinacyada isku haya Suudaan ay ku heshiiyeen xabbad joojin 72 saacadood ah laga bilaabo saqdii...

Xulka Qaranka kubadda gacanta ee gabdhaha da’doodu ka hoosayso U17 iyo U19 oo gaaray...

0
Xulka Qaranka kubadda gacanta ee gabdhaha da’doodu ka hoosayso U17 iyo U19 ayaa gaaray Caasimadda Tanzania ee Daarusalaam halkaas oo ay ka furmayaan tartanka...

Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo lagu qabtay Yugaandha

0
Dalalka Ciidamadu ka joogaan dalkeennna ayaa kulan ay kaga arrinsanayeen dagaalka lagula jiro Khawaarijta iyo sidii looga xoreyn lahaa gayiga Soomaaliyeed ku yeeshay dalka...

Ciidanka Danab oo deeq gaarsiiyay qeybo ka mid ah degaannadii laga xoreeyay khawaarijta

0
Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa Shacabka ku nool Magaalada Galcad iyo degaannada u dhow gaarsiiyay deeq raashiin ah. Degaannada deeqdaan ay gaarsiiyeen ciidanka XDS...

Kulan looga hadlayay dardar gelinta amniga Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho

0
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Dowlaha Wasaarada Amniga Gudaha Mudane Maxamed Cali Xagaay, Taliyaha Ciidanka Boliiska...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay furitaanka Bandhigga Buugaagta ee Jabuuti

0
Jabuuti:- Madaxweynaha Jamhuuryadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Djibouti si rasmi ah uga furay Bandhigga Buugaagta Djibouti ee sannadkan 2023-ka, iyadoo...

Ergeyga madaxweynaha JFS u qaabilsan Xuquuqda Muhaajiriinta iyo Carruurta oo walaac ka muujisay xaaladda...

0
Iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyaddu si gaar ah isha ugu hayo xaaladda ka taagan Dalka Suudaan, gaar ahaan daryeelka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran dalkaasi ayaa,...