Wararka

DEG DEG: Horjooge sare oo lagu dilay Galgaduud

0
Galcad: Ciidamada dowladda iyo ku deegaanka ayaa goor dhaw qaarijiyey horjooge Siciid Cali Maxaa dheere oo ahaa Gudoomiyaha Deegaanada kala ah Cali afrax xiltiro...

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo tababar u furtay hawl-wadeenno ka tirsan hay’adaha dawladda

0
Guddoomiye  ku-xigeenka hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Adan ayaa maanta magaalada Muqdishu ka furay tababar ku saabsan maareynta iyo Isuduwidda hawlaha baniaadanimo...

Ra’iisal wasaare Xamse oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Garoowe

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelka dadkii ku geeriyooday iskudhacyadii nasiib darrada ahaa...

Ku-simaha madaxweynaha oo baaq u diray waxgaradka Puntland

0
Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka JFS ahna ku simaha madaxweynaha mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku baaqay in si degdeg ah oo shuruud...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo dhagax dhigay xarunta Wasaaradda arrimaha gudaha ee Jubbaland

0
Kismaayo- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane, Axmed Macallim Fiqi oo uu wehliyo Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladd Goboleedka Jubbaland Mudane, Maxamuud...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ku dilay 13 ka tirsanaa khawaarijta

0
Kismaayo- Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Danab ayaa howlgal qorsheysan ku dilay 13 dhagarqabe oo ka tirsanaa khawaarijta, kaas...

Caalamka oo xusay Maalinta Qaxootiga Dunida ee 20-ka June

0
Dalalka Caalamka iyo Qaramada Midoobay aya maanta u dabbaaldegay xuska maalinta Qaxootiga Dunida ee 20-ka June si kor loogu qaado wacyiga ku saabsan xaaladda...

Shirka wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya oo ka furmay Dhuusamareeb

0
Dhuusamareeb:-Madaxwayne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Mudane, Cali Daahir Ciid iyo wasiirka Waxbarashada XFS mudane, Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka furay shirka...

Boqolaal xujey Soomaali ah oo ay kujiraan Mas’uuliyiin DFS ka tirsan ayaa xalay gutay...

0
Madinah al-Munawwarah- Boqolaal xujey Soomaali ah oo ay kujiraan mas’uuliyiin Dowladda Federaalka  ka tirsan ayaa xalay gutay siyaarada Rowdada ee Masjidu Nabawi oo ku...

Taxanaha Taariikhda Tacliinta Soomaaliya (qeybtii 4-aad)

0
Qeybtan waxaan uga hadleynaa Waxbarashadii ka dambeeysay sanadkii 1991-kii:- Dagaalladii sokeeye iyo qarankii oo dumay ayaa waxay keeneen in gebi ahaan-ba uu burburo aasaaskii...