๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ฒ m๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ c๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ b๐๐๐ช๐๐๐ค๐ b๐ฎ๐ค๐๐๐ง๐ค๐
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr, Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda lagu xusayey Maalinta Caalamiga...
Madaxweyne Xasan Sheekh: โSoomaaliya iyo Masar waxaa ka dhexeeya xiriir taariikhi ah oo dheer
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku xaqiijiyey wareysi uu siiyey kanaalka โAl-Arabiyaโ adkeynta iyo xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo kan...
Duqa muqdisho oo xarigga ka jaray 12 waddo
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray 12 waddo oo Intarloog ah (Interlock), kuwaas...
Madaxweyne Xasan Sheekh : Soomaaliya waxay taageereysaa is-afgarad dhex mara Masar iyo Itoobiya
Muqdisho โ (Wargeyska Dalka) โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, oo wareysi siiyey Telefishinka โAl-Arabiyaโ, ayaa sheegay in dalkiisu uu...
Taliska ciidanka xoogga iyo SoDMA oo ka wada hadlay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa...
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Gudoomiyaha Heyโadda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SODMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage.
Labada...
Taliyaha ciidanka dhulka oo Ceeldheer ku abaalmariyay geesiyaasha xoogga dalka
Ceeldheer-(Wargeyska Dalka)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid) ayaa degmada Ceeldheer ugu qabtay geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka munaasabad isugu...
Kulan ku saabsan dhamaystirka dastuurka iyo dhismaha garsoor madax bannaan oo muqdisho lagu qabtay
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐
๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐๐๐ฃ๐ข๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐๐ง ๐ช๐๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐ง h๐๐ฒโ๐๐๐๐ก๐ ๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ฅ...
Hindiya oo shixnad dawo ah ugu deeqday Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa dowladda India kala wareegay 10 tan oo daawooyin kala...
Guddoomiyaha hayโadda SoDMA oo la kulmay danjiraha Shiinaha
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan miro dhal ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Shiinaha ee Soomaaliya.
Kulanka waxaa...
Hayโadda NIRA oo ku baaqday in la qaato Kaarka aqoonsiga
Madaxda Hayโadda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Qaranka (NIRA) ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka.
Baaqa ayaa yimid iyadoo maanta dunida laga xusayo...










