Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo magaalada Sharma Shiikh uga qeyb galay shir looga hadlayo horumarinta...

0
Sharma Shiikh- Wasiirka wasaaradda maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Sharma Shiikh ee dalka Masar ayaa maanta ka...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland oo kulan la yeeshay...

0
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kulan gaar ah la yeeshay safiirka cusub...

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS oo gaaray magaalada Kismaayo

0
Kismaayo- Wefdi uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Federalka Soomaaliya Saalax Shariif Sayid Cali ayaa lagu soo dhaweeyey...

Wasiirka Caddaalada XFS oo furay kulan farsamo oo looga hadlayo howlgalinta hannaanka caddaaladda iyo...

0
Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta ka furay magaaladda Muqdisho kulan farsamo oo looga...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo daahfuray kulanka 2-aad ee madasha maayarada Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Macllim Fiqi ayaa maanta muqdisho daahfuray kulanka 2-aad ee madasha maayarada Soomaaliya,waxana ka qeyb...

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland oo kulamo wadatashi ah...

0
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikarim Xussein Guuleed ayaa kulan Muhiim ah oo horudhac u ah Qorshaha Talo Wadaagga...

Shirweynaha Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed oo Maalintii labaad galay

0
Shirweynaha Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa galay maalintiisii labaad kaa uu shalay muqdisho ka daahfuray Raa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi...

Go’aankii la mahdiyay ee joojinta qul-qulka hubka caasimadda (Warbixin).

0
Muqdisho oo muddo badan maaro u la’ayd argagixiso iyo maleeshiyaad magac dila ayaa hadda u muuqata mid ka soo kabaneysa wixii maalmo hore tegay...

Dhinacyada isku haya Suudaan oo ku heshiiyay xabad-joojin todobaad ah

0
Dhinacyada isku haya dalka Suudaan ayaa ku heshiiyey xabbad joojin toddoba ad ah, ka dib wadahadallo ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga. Heshiiskaan  ayaa...

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa  kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann. Kulanka ayaa looga hadlay tageerada...