Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dalka Masar kaga qayb galaya shir Madaxeedka Bangiga horumarinta Afrika

0
Qaahira- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir Madaxeedka sanadlaha ee...

Kulanka wadatashiga istiraatiijiyadda Qaran ee Warbaahinta iyo wada xiriirka oo maalintii 2-aad galay

0
Kulanka aqoon isweydaarsiga Wadatashiga istiraatijiyadda Qaran ee warbaahinta iyo wada xiriirka ( National Communication strategy ) ayaa maalintii labaad galay kaas oo ay soo...

Saanad ciidan oo lagu wax yeeleyn lahaa amniga muwaadiniinta oo la qabtay (WARBIXIN)

0
Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaanahaanba soo saareysay sharciyo lagu sugaayo Ammaanka Dalka iyo xasiloonida Caasimadda Dalka ee Muqdisho, kuwaasi oo dhammaantood u muuqday inay dhaqangaleen,...

Weerar ay dad ku geeriyodeen oo ka dhacay goob laga soo saaro Shidaal...

0
Ciidamada Booliska Pakistan ayaa sheegay in kooxa mintidiin Islaami ah ay galinkii danbe ee shalay ay weerar ku qadeen goob laga soo saaro Shidaalka...

Kordhinta tirada iyo tayada ciidanka xasillinta Caasimadda (Warbixin).

0
Kordhinta tirada iyo tayada ciidanka sugaya amniga caasimadda waxay ahayd howl ay Dowladdu gelisay dadaal iyo juhdi xoog leh, iyadoo kaashaneysa saaxiibadeeda si ay...

Dagaallo iyo Duqeymo culus oo dib uga qarxay dalka Suudaan

0
Inkastoo heshiis xabad joojin ah uu dhex maray dhinacyada ku dagaalmaya Suudaan, haddana waxaa magaalada Khartuum ee caasimada Suudaan laga maqlayaa deryanka Madaafiicda culus. Wararka...

Howlgal lagu beegsaday Khawaarijta oo laga fuliyey degmada Jilib

0
Ciidanka Qalabka sida oo kaashanaya saaxiibbada caalamiga ah ayaa weerar ka fuliyay magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe, halkaasi oo xarun u aheyd Khawaarijta...

Wasaaradda warfaafinta oo Muqdisho ka furtay wadatashi ku aadan istiraatijiyadda Qaran ee warfaafinta

0
Shirkan oo ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin ka kala socday warbaahinta dowladda, xafiisyada warfaafinta ee wasaaraha dalka, gobolka Banaadir iyo warbaahinta madaxa banaan ayaa waxaa...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo soo xiray shirweynaha Qaran ee dhallinyarada

0
Ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta soo xiray shirweynaha Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed, kaas oo Muqdisho ka socday...

Saraakiil ka tirsan wasaaradda maaliyadda oo musuqmaasuq loo soo xiray

0
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa soo xiray saraakiil ka tirsan wasaaradda Maaliyadda kuwaas oo ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne.