Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse ” Xukuumadda waxaa ka go’an in ka hortagto wararka been abuurka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Aragti-wadaagga Xakameynta Faafinta Wararka Been abuurka ah iyo Saameynta Taban ee...

Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay xarunta Qaramada Midoobay ee Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Dowladda goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo ku xigeenka erygeyga gaarka ah ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho ayaa si...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay shirweynaha aragti wadaagga xakamaynta wararka been abuurka ah

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Muqdisho ka furay shirweynaha aragti wadaagga xakamaynta wararka been abuurka ah iyo saameynta ay...

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo ku dhawaaqay in Xujeydii ugu horaysa maanta dalka...

0
Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali {Abuu-Mansuur} ayaa ku dhawaaqay in si rasmi ah uu maanta u bilowday duulimaadka Xujeyda...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo daahfuray imtixaanka Dugsiyada Dhaxe

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si rasmi ah u daahfuray qaadista imtixaanaadka Dugsiyada dhaxe ee gobolka...

Howlgal gaar ah oo lagu bur-buriyay Gaadiid ay saarnaayeen hub iyo maleeshiyaad Khawaarij ah...

0
- Khasaaro xoog leh ayaa maleeshiyaadka Al-shabaab ka soo gaaray howlgallo gaar ah oo ciidanka qaranku ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Dalka Turkiye

0
:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan ayaa xalay gaaray Maagalada...

Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa baada ganacsatada Muqdisho oo la toogtay

0
Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa toogtay Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa baada iyo qalqal galinta ganacsatada iyo shacabka Muqdisho Ninkaas ayaa...

Maxay ka Faa’iidi Doonaan ka mid Noqoshada Suuqa Bariga Afrika Ganacsatada Soomaaliyeed ?

0
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyay khudbadda Salaadda Jumcaha ayaa soo dhaweeyay go’aankii taariikhiga ahaa ee Madaxda Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC)...

Ciidanka Xoogga oo weerar qorsheysan ku dilay dhowr qof oo khawaarij ah

0
Ciidanka Kumandoosta Danab oo kaashanaya saaxiibadda caalamiga ah ayaa weerar qorsheysa la beegsaday kooxda Khawaarijta Alshabaab oo ku sugnaa duleedka magaalada Kismaayo. Howlgalkaasi oo ka...