Wararka

Ra’iisul wasaare Xamsa oo qaabbilay Ergayga cusub ee xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay ...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay u...

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka oo la kulmay dhaxal-sugaha BoqortooyadaSacuudi Carabiya

0
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Maraykanka Antony Blinken iyo dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa yeeshay wadahadallo la xiriiray dardargalinta xiriirka...

Soomaaliya oo ka qeyb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka

0
Wafdi ka socda Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ka qeybgalaya Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-23) oo uu soo qabanqaabiyay Midowga Isgaarsiinta...

Warbixinta waxqabadkaToddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey ansixinta warbixinta dalabka Soomaaliya ay ku dooneyso ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga...

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in 20 ka mid ahaa khawaarijta lagu dilay Shabeellada hoose

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee JFS, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibbada Caalamka ay dileen 20...

Kuuriyada Koonfureed oo walaac ka muujisay dhoola tus militari ee Shiinaha iyo Ruushka

0
Ciidamada Shiinaha iyo Ruushka ayaa si wadajir ah u dhoola tus ugu sameeyay qeybo ka mid ah Bariga Aasiya, taasi oo keentay in Kuuriyada...

Ciidanka xoogga dalka oo jab culus gaarsiiyay Khawaarijta Al-shabaab

0
Howlgal qorshaysan oo lagu baacsanayo Khawaarijta Al-shabaab ayaa ka socda duleedka deegaanka Baladdul Amiin ee Gobalka Shabeellada hoose. Howlgalkan ayaa waxaa lagu beegsanayaa maleeshiyaad ka...

Wasiirka Arrimaha dibedda oo QM kala hadlay xaaladda Carruurta Soomaaliyeed

0
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Abshir Cumar Jaamac ( Huruuse) ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada...

Shirka Wasiirrada maaliyadda XFS iyo maamul Goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federal Soomaaliya, Maamul Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkan oo uu si ramsi ah...

Aqoon is-weydaarsi ku saabsan dembi barista oo ka furmay Muqdisho

0
Hantidhawraha Guud ee Qaranka, Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa Muqdisho ka furay kulan aqoon-iswaydaarsi muddo toddobaad ah socon doona. Kulanka ayaa ku saabsan baarista foreensikada...